1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobalka Gedo Dibadbax Rabshado watay ayaa maanta ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo, halkaasi oo ka dhashay qasaare dhaawac ah. Shacab badan ayaa isugu soo baxay degmadaasi, ka dib markii ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle iyo deegaanka Bariirre ee gobalka Shabellaha hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Oo Kismaayo Kulamo Kula Qaadanayo Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ka Mid Ah Jubbaland Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaka Jubadda Hoose waxaa ku sugan wasiirka gaashaandhiga xukumaadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, isaga oo halkaasi kulamo kula leh saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Jubbaland. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Sheegay In Dad Kasoo Laabtay Yemen Ay Gaareen Mudug Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in dhawaan deegaanno ka mid ah gobalka Mudug ay gaareen qaar ka mid ah dadkii dhawaan kasoo cararay dagaallada ka soconaya wadanka Yemen. Muxudiin Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Markii Labaad Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog Guddiga badbaadada iyo samatabixinta Qaxootiga ka soo laabanaya wadanka Yemen ayaa markii labaad maanta marti ku ah Goobjoog iyagoo billaabaya barnaamijkii dhaqaale uruurinta, si wax loogu qabto shacabka Soomaaliyeed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimahada Dibadda Qatar Oo Muqdisho Yimid Iyo Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Dowladda Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wasiirka arimaha dibadda dowladda Qatar Khalid Bin Maxamed, iyadoo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Intaasi ka dib ayaa wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Qoryooley Oo Dawo Yari Laga Soo Sheegayo Maamulka Isbitaalka Dagmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa walaac ka muujiyay Dawo yari haatan ka jirota Isbitaalkaasi, xilli ay bukaanno jiifaan, Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dagmada Qoryooleey Cumar Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyinka Yaalla Shabellaha Hoose Oo Laga Shiray Saraakiisha AMISOM iyo Maamulka Koonfur galbeeed Soomaaliya ayaa kulan ka yeeshay wax ka qabashada Isbaarooyinka ku sii kordhaya wadooyinka Gobolka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha Maamulka Gobolka sh hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirtay. Ciidamada dowladda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Cod Loo Qaadi Doono Mooshinka Ka Dhanka Ah Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan codka loo qaadi doono mooshinka ka dhanka baarlamaanka Jubbaland. Xildhibaanka oo u waramay Goobjoog News…