Mahdi Maxamed “Waxaa Muhiim Ah In Madax Iyo Shacab Ay Ka Wada Qeyb Qaataan Qurxinta Deegaanka” Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb–qaatay ololaha nadaafadda ee dhammaan shaqaalaha iyo madaxda dawladdu ay fuliyaan khamiista ugu dambeysa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo u Digey Ganacsatada Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa digniin u direy ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Muqdisho. Yariisow ayaa faray Ganacsatada iney ka taxadaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Sameeyay Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in maanta howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidamada ayaa la xaqiijiyey iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac ku yimid Qiimaha Qudaarta Iyo Dalagga Ee Suuqyada Magaalada Baardheere Suuqyada magaalada Baardheere ee lagu iibiyo qudaarta iyo dalagga kasoo baxa beeraha ayaa laga dareemaya hoos u dhac qiimaha la kala siisto, iyada oo loo aaneynayo in qudaar badan soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Degmada Wadajir Ku Qabtay Hub Iyo Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay habeenkii xalay ahaa ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriye iyo hub.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Goobjoog Oo Wasiirka Duulista Hawada Ka Wareysatay 34 Shaqaale Oo Maanta La Keenay Muqdisho Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay 34 shaqaale oo ka tirsan maamulka Hawada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wadahadal Mandhera Ku Dhexmaray Mas’uuliyiin Ka Kala Socotay DFS Iyo Kenya Magaalada Mandhera ayaa wadahadal horudhac ah waxa uu ku dhexmaray mas’uuliyiin ka socotey dowladda Federaalka, gaar ahaan maamulka Jubbaland iyo xubno ka socdey dowladda Kenya. Ujeeddada kulankaan ayaa ahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xarun Lagu Keydiyo Dawada Oo Laga Hirgelinayo Baydhabo Wasaaradda caafimaadka maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in magaalada Baydhabo laga hirgelinayo xarun lagu keydiyo dawada, si wax loogu qabto shacabka hoostaga maamulkaasi. Wasiirka wasaaradda, Isxaaq Cali Subagle oo dhagax dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ciidamada DFS Lagula Eegtay Gobolka Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya lagula eegtay wadada isku xirta degmooyinka B/weyne iyo Maxaad ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsa ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:War Faah Faahin: Qaabka Loo Dilay Xildhibaan Ruqiyo Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay waxa ay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dileen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed. Xildhibaan Ruqiyo Xasan Abshir oo ku sugneyd meel…