1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ee gobolka Hiiraanayaa waxay xukun ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa Al-shabaabnimo iyo iney galeen dambiyo kala duwan. C/casiis C/laahi Xasan oo xukunka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Ka Hortagga Xagjirnimada Oo Ka Dhacay Muqdisho Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeybgalay shir ballaaran oo looga hadlayey ka hortagga xagjirnimada. Mahdi Maxamed Guuleed Qadar, Guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Puntland Oo Shaacisay Tirada Kiisaska Kufsiga Saddexdii Bil Ee Lasoo Dhaafay Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa maanta sheegtay in Saddexdii bil ee lasoo dhaafay sanadkaan uu deegaannada maamulkaasi ka dhacay 18 kiis oo kufsi ah. Siihayaha Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Mooshinka Laga Keenay Jawaari Uu Dalka Geliyey Jahwareer Siyaasadeed Aqoonyahan C/laahi Cali Hiirad oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu dalka geliyey jahwareer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Qof Shacab Ah Oo Lagu Diley Degmada Afgooye Rag ku hubeysan bistoolado ayaa wiil dhallinyaro ah waxaa ay ku dileen degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in wiilkan uu ka mid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Goofgaduud Ee Baay Oo Sheegay In Al-shabaab Kala Wareegeen Deegaanno Hor Leh Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ku dhow deegaankaasi. Guddoomiyaha deegankan Maxamed Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Faah-faahiyey Howlgalladii Ay Sameeyeen Saraakiisha ciidanka dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa guullo ka sheegtay howlgal ay maalmihii ugu dambeeyay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Hiiraan. Taliyaha guutada Shanaad ee ciidanka xoogga dalka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin Laga Helayo Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Dayniile Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda federaalka lagula eegtay xaafadda Oodweyne, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo La Diley Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan bistoolado ay bartamaha magaaladaasi ku dileen askari ka tirsan sirdoonka Puntland. Askarigan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Xadgudubka Kenya Ee Balad Xaawo Guddiga madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa ugu baaqay dowladda iney degdeg wax uga qabato xadgudubka dowladda Kenya ku sameysay degmada Balad Xaawo. Xoghayaha guddigan, Liibaan Cali Sahal ayaa sheegay…