1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Xalliyo Mooshinnada Ka Jira Golaha Shacabka Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dowladda dhexe iney xalliso khilaafka xilligaan ka dhex jira xildhibaannada golaha shacabka iyo sidoo kale mooshinnada is dhinac socda. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimahii Wasaaradda Cadaaladda Iyo Diinta Ee Hirshabelle Oo Is Casilay Agaasimahii wasaaradda cadaaladda iyo diinta ee maamulka Hirshabelle Garaad Axmed Caddow ayaa ku dhowaaqay inuu iska casilay xilkaasi. Garaad oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in is casilaaddiisan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ciise Maxamuud “Dowladda Hadda Jirta Waxbo Ma Dhaanto Dowladihii Hore” Ciise Maxamuud Faarax oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee kasoo jeedda Puntland ayaa sheegay in dowladda dhexe ee hadda jirta aysan wax badan ka duwaneyn dowladihii hore ee dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sakariye “Jawaari Kaliya Looma Socdo Ee Baarlamaanka Oo Dhan Baa Loo Socdaa” Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay xukuumadda Federaalka iney waddo qorshe ay ku burburineyso baarlamaanka hadda jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Baladweyne Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Hirshabelle ayaa shaqada looga joojiyey duqii magaalada Baladweyne, Cali Cabdi Mahad Alle. Wareegtadan oo uu ku saxiixnaa wasiirka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay Taliye ku xigeenka ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland, Dayr Xaaji Cabdi ayaa warqad uu isku casilayo u gudbiyey madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas. Taliyaha ma uusan sheegin taliyaha sababta keentay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Hooyo Iyo Carruurteed Oo Ku Geeriyoodey Dab Ka Kacay Gurigooda, Yaaqshiid Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xalay ka kacay hoy kuyaalla degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dabkan oo kacay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Ganacsi Oo Ku Gubaneysa Nawaaxiga Dekadda Boosaaso Doon ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana la sheegay iney ka timid dhanka Imaaraadka Carabta ayaa ku gubaneysa meel ku dhow degmada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Goobjoogayaal ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socda Wasaaradda Beeraha DFS Iyo TIKA Oo Kormeeray Biyo Xireenka Sabuun, Jowhar Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay xubno ka socday wasaaradda beeraha xukuumadda Federaaka Soomaaliya iyo hay’adda TIKA. Ulajeedka kulankan ayaa looga hadlayey sidii dayactir loogu sameyn lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ka Doodaya Go’aankii Golaha Shacabka Ka Qaateen DP World Xildhibaannada aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta dood adag ka yeeshay arrinta DP World ayaa go’aan ka gaarista xeerka DP World u dib dhigay maalinta berri ah. Aqalkan…