1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Shabeellada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaabay weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Xirnaanshiyada Xuduudda Aan Rasmiga Ahayn Ee Kenya Iyo Soomaaliya Waxaa xiran maalintii 3-aad xadka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan dhanka degmooyinka B/xaawo iyo Mandhera, taasi oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodkii, ganacsigii iyo waxbarashada Labada dhinac.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Laga Furay Dugsi Ay Wax Ku Bartaan Ardayda Dhegoolayaasha Ah Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa markii ugu horreysay laga hirgeliyey xarun ay wax ku bartaan ardayda aan wax maqal (Dhagoole), iyadoo ay ka faa’ideysanayaan dad u badan carruur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Ciidamada DFS Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo sidoo kale rag la sheegay inay ka ganacsanayeen. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Ku Xirnaa Saldhigga Jowhar Oo Lasii Daayey Maamulka Hirshabeelle ayaa dib xorriyadooda u siiyey ganacsato shalay la xiray xilli ay ku wajahnaayeen deegaanka Gamboole ee Sh/dhexe, si ay halkaasi ugula soo kulmaan xubno kamid ah A-shabaab. Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragti: Khilaafka Heshiiska Berbera Muxuu u Dhimi Karaa Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa qaarkood waxay ka aragti dhiibteen isbeddelka ku imaan kara wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland maaddaama hadda uu jiro muran ku aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Mahadaay, Sh/dhexe Ciidamo ka wada tiran dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ku dagaallameen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamadan dagaallamay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaari Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay shegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay dhaawac soo gaaray wasiir ka tirsan Puntland iyo dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka B/weyne Oo Soo Dhoweeyay Biyo-keenista Wabiga Shabeelle Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa soo dhoweeyay biyo-keenista Wabiga Shabeelle oo maalmo badan biyo-la’aan ahaa. Qaar kamid ah shacabka ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ololaha La Dagaalanka Cudurka Jadeecada Oo Ka Bilaabanaya Gobollada Dalka Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay gobollada dalka ka bilaabayaan guud ahaan la dagaalanka cudurka jadeecada, isla markaana shacabka looga baahan yahay inay carruurtooda talaalaan. Fowsiyo Abiikar,…