1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyey Maamulka Degmadda Boosaaso Ee DP World Waxgaradka ku dhaqan Puntland ayaa sheegay in walaac ay ka qabaan maamulka dekadda Boosaaso ee shirkadda DP World. Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Dayriyey Xaaladda Barakacayaasha Ku Nool Baydhabo Xildhibaan Idriis Cabdi Dhaqtar oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ku sugan yihiin barakacayaasha ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Cali Shire: Dib Baan u Dhignay Wadahadalladii Soomaaliya Somaliland ayaa sheegtay in hadda ay dib u dhigtay wadahadalladii ay la geli lahaayeen dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliand, Sacad Cali Shire oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hey’adda TIKA Oo Dhiseysa Guri Uu Si KMG Ah Ugu Shaqeynayo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Hay’adda hormarinta Turkiga ee TIKA ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha guriga KMG ah oo ay ku shaqeyn doonaan xildhibaannada golaha shacabka iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Gamboole oo ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay in saakay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Maanta La Dhaariyey Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 3-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu dhaariyey Saddex xildhibaan oo kamid ah golaha shacabka. Xildhibaannadan la dhaariyey ayaa dhowaan waxaa lagu kala doortay magaalooyinka Muqdisho, Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo: Midnimada Soomaaliya Weli Wey Nagu Weyn Tahay Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in marnaba aanay ka tanaasulin doonin mowqifka Soomaaliweyn, islamarkaana ay xilli walbo diyaar u yihiin iney ku dhintaan aragtidooda. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdalla Maxamuud Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo Oo Furaya Kalfadhiga 3-aad Ee Baarlamaanka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah uu magaalada Muqdisho ka furo Kalfadhiga 3-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Furitaanka Kalfadhigan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Jirta Shabeellada Dhexe Xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa lagu soo waramayaa iney haatan ka taagan tahay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Deegaanka Gaashaanle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Guul Siyaasadeed U Arkay Dacwadda Ay DFS Ka Gudbisay DP World Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faalooda arrimaha siyaasadda dalka, ayaa sheegay in guul wanaagsan ay tahay in dowladda Federaalka ay dacwad ka gudbiso shirkadda DP World oo dhowaan ku…