1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani Oo Dalbaday In La Caddeeyo Qodobada Ku Qoran Heshiiska Dekadda Berbera Xibsiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn heshiiskii Saddex-geesoodka ahaa ee dekadda Berbera, ayna dalbanayaan in la caddeeyo qodobada ku qoran heshiiskaasi. Cabdullaahi Daamur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Si Iskood Ah Biyo Dhaamin Uga Bilaabay Duleedka B/weyne Dhallinyaro si iskood ah isku xilqaamay ayaa deegaanka Ceeljaalle oo duleedka ka ah magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan waxay ka bilaabeen biyo dhaamin, xilli halkaasi ay ka jirtay biyo la’aan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Abaarta Oo Saameysay In Ka Badan Hal Milyan Iyo Shan Boqol Oo Qof Hay’adda maareynta musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa sheegtay in dad badan oo ku nool Puntland ay saameysay abaarta. Maareeyaha hay’addan C/laahi Axmed ayaa sheegay in abaarta ay saameysa Hal Milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Sheegay In Aanu Sameyn Doonin Muddo Kororsi Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey, kuwaasi oo ahaa in uu sameyn doono muddo kororsi, maadaama ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Xildhibaan Iyo Wasiir Ka Kala Tirsan Hirshabelle Iyo K/galbeed Oo Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Maamullada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in shalay gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsanaa golayaasha fulinta iyo sharci dejinta ee maamulladaasi. Masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Togdheer Xiisad dagaal ayaa ka taagan degaanno ka tirsan gobolka Togdheer halkaas oo ay ka dhaceen dagaallo salka ku haya aanooyin qabiil. Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ayaa sheegaya in xiisaddani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baydhabo: Magaalada Waxaa Soo Buuxiyey Qoysas Ka Soo Barakacay Abaaraha Maamulka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in magaaladaasi ay ku soo badanayaan qoysaska abaaraha uga soo barakacay gobollada Baay iyo Bakool. C/laahi Cali Maxamed Watiin oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 50 Milyan Yuuro Oo Wax Looga Qabanayo Macluusha, Biyala’aanta & Waxbarashada Gobollada Banaadir Iyo Gedo Hay’adaha UNICEF iyo WFP oo kaashanaya dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gobollada Banaadir iyo Gedo waxay ka fulinayaan mashruuc loogu talagalay in wax looga qabto nafaqo-darrida. Lacagta ku baxaysa mashruucan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Togdheer Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa lagu soo warramayaa in maanta uu ka dhacay deegaannada Horufadhi iyo Gocondhaale, kuwaasi oo ku dhow degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 13 Dhallinyaro Soomaaliyeed Ah Oo Ku Xirnaa Liibiya Ayaa Soo Gaaray Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde soo cago dhigatay diyaarad ay la socdeen 13 dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo ay dowladda Federaalka ka soo deysay xabsiyo ku yaalla…