1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Xamuul Ah Oo Ku Xanniban Duleedka Degmada Cadaado Ku dhawaad 10 Gaari oo nooca xamuulka ah ayaa ku xanniban duleedka degmada Cadaado, kadib markii la sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay ku amreen gaadiidkaasi inay lacago…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Haween Is Xilqaamay Oo Lacag La’aan Wax Ku Bara Haweenka Kale Haween is-xilqaamay ayaa waxbarasho lacag la’aan ah siiya haween kale oo danyar ah kuwaasi oo ku nool degaannada degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ku dhowaad 290 dumar ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif: Isbeddel Baa Imanaya Haddii La Dhaqangeliyo Heshiiska Somaliland Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in haddii uu si sax ah u dhaqangalo heshiiskii ay la galeen Somaliland isbeddel badan laga dareemi doono deegaannada Sool iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Yariisow: Hay’adaha Ammaanka Waxay Inoo Sheegeen Inay Ka Hortageen Qaraxyo Badan Oo Lala Damacsanaa Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka ay ka hortageen qaraxyo badan oo lala damacsanaa in laga fuliyo magaalada Muqdisho, ka dib maalmo badan oo ay waddooyinka magaalada xirnaayeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmadka Qaraxii Soobbe Oo Lasoo Gabagabeeyay Guddiga gurmadka qaraxii Soobbe ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeey gurmadkii ay wadeen bilihii ugu dambeeyay, kaasi oo ay ku caawinayeen dadkii uu saameeyay qaraxii Sobbe ka dhacay 14-kii October ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Heshiis Kala Dhex Dhigay Beello Ku Dagaallamay Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney ku guuleysteen dib u heshiisiinta beello walaalo ah oo horey ugu dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Laga Soo Daayey India Oo La Keenay Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad siddey 76 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo laga soo daayey xabsiyo ku yaalla dalka India. Dadkan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Raage “AMISOM Wax Faa’ido Ah Oo Ay Dalka u Hayaan Maleh” Senator Maxamed Xuseen Raage, oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka aanay xilligaan wax faa’ido ah u hayn Soomaaliya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Xiray Rag Ku Howlanaa Jarista Dhirta Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug waxay gacanta kusoo dhigeen rag la sheegay iney ku howlanaayeen jarista dhirta. Raggan la qabtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Maxaabiis Maanta Laga Keenayo India Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho ay soo gaarto diyaarad sidda maxaabiis Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo badan ku xirnaa dalka India. Wararka la helayo ayaa sheegaya…