1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Maxaas Ee Hiiraan Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Diriraya Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo maalmaha dambe isku haya deegaanno hoostaga degmadaasi. Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Koonfur Galbeed: Xildhibaanno Federaalka Ah Oo Ka Hor Yimid Wareegto Kasoo Baxday Shariif Xasan Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, islamarkaana deegaan doorashadoodu ay tahay gobolka Bakool, ayaa kulan ay yeesheen waxay kaga soo horjeesteen wareegto uu madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Wax Ka Qabanaya Cabashada Naafada Baladweyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wax badan ka qaban doonaan cabashada ay qabaan dadka naafada ah ee ku nool magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sheekh Xuseen Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagaga Hadlayey Amniga Mudug Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Kulan lagaga hadlayey amniga iyo xasilinta gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa kulankaan ka qaybgalay mas’uuliyiin ka kala tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, maamullada Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Madiina Oo Ka Warbixiyey Dadkii Ku Dhintey Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey dadkii ku dhintey qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan meydadka la geeyay Isbitaalkaasi. C/qaadir Xuseen Maxamed, madaxa caafimaadka isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Baardheere Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka wadaan degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Deeq Qalinle, taliyaha ciidamada dowladda ee Baardheere ayaa sheegay in ulajeedka howlgalkaan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana loo diiddan yahay inay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News ayaa socod kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye VOA Somali Ka Tirsan Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey wariye Axmed Xasan Colaad oo ka tirsanaa Idaacadda VOA, laanta afka Soomaaliga. Colaad ayaa la sheegay in xalay saqdhexe uu naqaska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qaraxyadii Muqdisho Degaanaansho ayaa saakay oo sabti ah laga dareemayaa xaaladda ammaanka ee magaalada Muqdisho, kadib markii habeenkii xalay illaa 3 qarax ka dhaceen. Qaraxa Koowaad ayaa ka dhacay meel gaadiidka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Turkiga Oo Muqdisho Yimid Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Mahdi Maxamed Guuleed, Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka iyo…