1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Ciidamada Puntland Oo Qabtay Raashin Dhacay Ciidamada maamulka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay ku qabteen gaari la sheegay in lagu soo dhex qariyey 50 kartoon oo Timir dhacday ah. Gaarigan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Magacaabista Taliyeyaasha Ciidamada NISA, Booliiska Iyo Asluubta Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa ka aragti dhiibtey taliyeyaasha cusub ee loo magacaabay Booliiska, NISA iyo sidoo kale Asluubta. Waxay shacabkan qaarkood sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay G/sare C/naasir Xoosh Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukun dil ah ku riddey G/sare X. C/naasir Xoosh Axmed, kaasi oo ku eedeysnaa dilka Ex- Sarreeyo Guuto Saciid Aadam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabeelle Oo Wada Dedaal Dib Loogu Furayo Dekadda Ceelmacaan, Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney wadaan dedaallo ku aaddan sidii ay dib ugu howlgelin lahaayeen dekadda Ceel-macaan ee gobolka Shabellaha Dhexe. Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Waxba Masoo Kordhineyso Taliyeyaasha Ay Magacawday DFS Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in xilligaan aanay dhanka amniga wax badan kusoo kordhin karin Saddex taliye oo shalay lagu magacaabay shirkii golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Amniga Iyo Dhismaha Ciidamada Jubbaland Oo Ka Socda Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, waxaa maalintii Labaad ka soconaya shir ballaaran oo lagaga hadlayo amniga guud ee deegaannada Jubbaland iyo sidoo kale dhismaha ciidamada maamulkaasi. Shirkaan waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran iyo Ganacsatada Iyo Muruq-maalka Oo Sheeganaya Maalintii Labaad waxaa xiran ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, kadib markii ganacsto is uruursatay ay sheegeen iney ka gadoodsan yihiin canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay. Ganacstada yar yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidamada NISA, Booliiska Iyo Asluubta Oo La Magacaabay Shir degdeg ah oo golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu magacaabay taliyeyaasha ciidamada Booliiska, NISA, iyo Asluubta. Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe)- ayaa loo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haweenka Oo Hoggaan Doortay Xubno matalayey haweenka Galmudug ayaa doortay guddoomiyaha Ururka Haweenka Galmudug, xoghayaha ururkaasi iyo guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Galgaduud. Doorashadan ayaa ka dhacday guriga hooyooyinka degmada Cadaado, waxaana goobjoog ka ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Puntland Oo Kasii Dartay Waxaa kasii dartay abaarta ka jirta deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland, waxaana ay saameysay dadka iyo duunyada. C/laahi Maxamed Barre, waa guddoomiyaha gobolka maamulka Puntland u bixiyey Karkaar, wuxuuna…