1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa Uu Ku Jiro Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho uu ku jiro gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Abukar Islow Ducaalle ayaa shirkii maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Amniga Degmada Buuloburde, Hiiraan Taiska ciidamada Booliiska degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in amniga degmadaasi uu wanaagsan yahay, kadib markii falal amni darro ay ka dhaceen Toddobaadyadii lasoo dhaafay. Dhamme Cabdi Maxamed,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Sheegay In La Dhammeystiri Doono Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhammeystiri doono heshiiskii Galmudug iyo Ahl-sunna.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Sheegay Inay Meel Wanaagsan Marayaan Wadahadallada Ganacstada G/banaadir Iyo DFS Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo wadahadalka dowladda Federaalka iyo ganacsatada gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Looga Shakisan Yahay Al-shabaabnimo Ciidamada maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigey rag looga shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen Koontaroolka laga galo magaalada Garoowe. Waxay ciidamada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Beeniyey In Askari Looga Diley Jubbaland War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka ayaa lagu beeniyey warar ay shalay baahiyeen Al-shabaab, kaasi oo ahaa iney dileen askari ka tirsan Maraykanka. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Ruux Oo Soomaali Ah Oo Lagu Diley London Wararka ka imaanaya magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxay sheegayaan in xalay fiidkii lagu diley magaaladaasi Labo wiil oo Soomaali ah. Wiilashan la diley ayaa da’ ahaan waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Barakacayaal Gurmad u Baahan Qoysas ku barakacay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa in halkaasi ay ku haysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Waxay qoysaskaan tiro ahaan gaarayaan 1,200 (Kun Iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Ka Ganacsiga Kalluunka Oo Soo Batay Ka ganacsiga kalluunka iyo isticmaalkiisa magaallo aan lahayn Xeeb iyo Webi ayaa ah mid muujineysa ahmiyadda uu Soomaalida dhexdeeda ku leeyahay isticmaalka Kalluunka. Cadaado oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Loogu Baaqay In Si Hoose Ku Xalliso Tabashada Ganacsatada Gobolka Banaadir Maxamuud Xasan, wasiirkii hore ee ganacsiga dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay sida ugu habboon ee loo xallin karo tabashada ganacsatada gobolka Banaadir. Waxa uu…