1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Horumarka Dalalka Soo Koraya Oo Ka Dhacaya Washington Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu ka dhaco shir ballaaran oo looga hadlayo wadamada soo koraya iyo sidii loo taageeri lahaa. Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Bankiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinkii Xirnaa Ee Muqdisho Oo Dib Loo Furay Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay dib u furtay isku gudubka waddooyinka waaweyn ee Wadanaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xirnaa Saddexdii maalin ee ugu dambeeyay. Gaadiidka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Soomaaliya Inta Aanay Ka Hadal Midnimada Ha Mideyso Degmooyinka Muqdisho Somaliland ayaa ka jawaabtey hadal shalay ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo nuxurkiisu ahaa in dowladdu aanay waxba kala socon heshiiskii dekadda Berbera ee Somaliland, Itoobiya iyo DP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ku Dhow Balcad Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaan ayaa warbaahinta u sheegay inay ku raad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Wada Tirsan DFS Oo Ku Dagaallamay Muqdisho Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda ayaa maanta ku dagaallamay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Ciidanka dagaallamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Khasaare Badan Nagama Soo Gaarin Dagaalkii Balcad Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay inaanu jirin khasaare badan oo ciidamadooda kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Amniga Hirshabeelle C/qaadir Jeelle oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Uganda Uga Socday Madaxda Dalalka Ay Ciidamadu Ka Joogaan Soomaaliya Oo Lasoo Gabagabeeyay Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-dii Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni. Shirka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Gudubka Waddooyinka Makka Al-mukarrama Iyo Wadanaha Oo Xiran Maalintii Saddexaad waxaa si xiriir ah u xiran isku gudubka waddooyinka Wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay xireen ciidamada xasilinta Caasimadda. Isgoysyada Sanca, Afarta Jardiin, Siinaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Siyaasiyiin Taageeray Go’aankii Baarlamaanka Ee Doorashada Madaxweynaha Siyaasiyiin kasoo jeeda deegaannada Koonfur galbeed ayaa taageeray go’aankii kasoo baxay baarlamaanka maamulkaasi Febraayo 19-keedii, kaasi oo ku aadan in dhammaadka sanadkan ay dhacdo doorashada madaxweynaha. Golaha badbaada Koonfur galbeed …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Nolosha Dad Badan Oo Halis Ku Jirta, Biyo La’aan Awgeed Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in qoysas badan ay qarka u saaran yihiin inay u geeriyoodaan biyo la’aan awgeed. Hadalkani waxaa Goobjoog News, u sheegay guddoomiyaha guddiga biyo dhaamminta Hirshabeelle, Xildhibaan…