Xarunta Ciidanka Asluubta Ee Muqdisho Oo Dib Loo Howlgeliyey Sheeko:Dalka Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta waxay si wadajir ah xarigga uga jareen xarunta ciidanka Asluubta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Dagaallada Ka Dhacay Deegaanka Takaruq Ee Sool Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas “Puntland Shacab Iyo Ciidan Wey Ku Filan Yihiin Difaaca Dhulkooda” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dagaalkii Labo maalin kahor ay ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Wajahan Qardho Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta booqan doona degmada Qardho ee gobolka Bari. Waxa uu madaxweynaha kula kulmi doonaa magaalada Qardho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Dhibka Koonfurta Yaalla Puntland Iyo Waqooyiba Wuu Yaallaa” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhibka ku hayaan Soomaaliya oo dhan ee aanay jirin meel gaar ah oo dhibkooda ku egyahay. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qara Miino oo saakay ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Miinadan oo la sheegay iney ku aasneyd dhulka ayaa lala eegtay gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodkii Gaadiidka Dadweynaha Ee Puntland Iyo Somaliland Oo La Hakiyey Maamulka Puntland ayaa ku dhowaaqay in ay hakiyeen isku socodkii gaadiidka dadweynaha ee deegaannada maamulkaasi iyo kuwa Somaliland. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne, ayaa u sheegay warbaahinta in gabi ahaanba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegananadii Ay Ku Dagaallameen Ciidamada Puntland Iyo Somaliland Degaansho cago badan aan ku taagneyn ayaa laga soo sheegayaa deegaannao ka tirsan gobolka Sool oo ay shalay ku dagaallameen ciidamada Puntland iyo Somaliland. Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan: Waxaa La Fashiliyey Isku Day Lagu Doonayey In Si Sharci Darro Ah Lagu Galiyo Chad 85 KGM Oo Dahab Ah Dowladda Suudaan ayaa sheegtay inay fashilisay isku day lagu doonayey in lagu tahriibiyo 85 KGM oo dahab ah kaasi oo laga soo saaray galbeedka gobolka Daafuur lana doonayey in si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dibadbaxyo Ka socda Dalka Tunisia Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Tunisia hal qof ayaa ku dhintay dibad-baxyo looga soo horjeedo xukuumadda kuwaas oo ka dhacay Tiberias. Dibad-baxyaasha ayaa waxay ka careysanyihiin sare u kac ku…