1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Cusub Ee Dhowaan Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Dhaariyey Munaasabad kooban oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaariyey wasiirada cusub ee wasaaradaha Arrimaha dibadda, Ganacsiga iyo Gudaha. Axmed Ciise Cawad, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Cabdi Maxamed Sabriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Garaacay Saldhig Ciidamada Puntland Ku Leeyihiin Galgala, Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay madaafiic ku garaaceen saldhig ay ciidamada Puntland ku lahaayeen deegaanka Galgala ee gobolkaasi. In ka badan Shan madfac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay xalay saq dhexe illaa iyo saakay waabarigii deegaanka Gololey ee gobolka Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Doon Kula Degtay Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga Doon ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku degtay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyey 8 qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Garoowe Oo Aad Loo Adkeeyay Ciidamada Puntland ayaa aad u adkeeyay amniga guud ee magaalada Garoowe, halkaasi oo la filayo in maanta oo Axad ah uu gaaro madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Guud ahaan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Mareykanka Iyo Israel Waxay Farogelin Ku Hayaan Iran Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa sheegay in Mareykanka iyo Israel ay faro galin ku hayaan dalalka Iran iyo Pakistan . Erdogan ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanka iyo Israel ay sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carabta Oo Qaramada Midoobay Ku Qancineyso In La Aqoonsado Dowlad Falastiin Oo Caasimadeedu Tahay Qudusta Bari Wasiirka arrimaha dibadda Urdun Ayman Safadi ayaa sheegay in dowladaha carbeed ay bilaabi doonaan dadaal diblomaasiyadeed kaasi oo qaramada midoobay loogu qancinayo inay aqoonsadaan dowladda Falastiin ee caasimaddeeduna tahay Qudusta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Xirey Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo-burde, Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad usoo xirey qarax miino oo ka dhacay degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kaasi oo uu ku dhintey askari ka tirsan ciidanka AMISOM, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Garoowe Sidey u Arkaan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ku Tagayo Magaaladaasi? Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtay safarka la filayo in maalinta berri ah uu magaaladaasi ku tago madaxweyne Maxamed C/laahi Maxame Farmaajo. Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muuqaal: Quburada Caafimaadka Oo Ka Deyriyey Xoolaha Iyo Dadka Ku Wada Nool Magaalooyinka Quburada dhanka caafimaadka ah ayaa aad uga deyriyey dadka iyo xoolaha ku wada nool magaalooyinka dalka, sida Muqdisho. Waxay sheegeen in ay keeni karto in xoolahan ay fidiyaan cudurro sida…