1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Socdaalka Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Ee Sanaag Wuxuu Keeni Karaa Iska Hor Imaad Somaliland ayaa waxay xad-gudub ku tilmaantay socdaalkii uu shalay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ku tagay wasiirka qorsheynta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Xasan. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Fartaag “790 Guri Oo Soomaali Leedahay Ayaa Dhanka Kenya Maray” (Muuqaal) Senator Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo kamid ahaa wafdigii dhowaan tagay degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey waxyaabihii ay halkaasi kusoo arkeen. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka G/banaadir Oo Safarrada Ka Mamnuucday Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah waxay burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir horey uga gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur. Waxay maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada 5 Ruux Oo Ay Al-shabaab Ku Toogteen Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay waxay deegaanka Kuntuwaarey ee gobolka Shabellaha Hoose ku toogteen Shan qof oo ay ku eedeeyeen basaasnimo. Waxay Al-shabaab goob fagaare ah isugu yeereen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaan ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Diyaarado dagaal ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Ceelwaaq Kenya ee NFD, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Kiiladii Khaatka Oo Lagu Canshuurayo $2.5 & Diyaaradaha Oo La Amray In La Diiwaangeliyo Maamulka Gamudug ayaa maanta sheegay in diyaaradaha khaatka ee ka dega deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi iyo sidoo kale kuwa kale ee caadiga ah laga doonayo iney qaataan aqoonsi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Gabood-fallada Ciidamada Dowladda u Geystaan Muwaadiniinta Iyo Senatarada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Oo Talaado ah soo saaray qaraar ku saabsan gabood-fallada ciidamada amniga u geysanayaan muwaadiniinta iyo Senatarada. Halkaan hoose ka akhriso qaraarka:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Kasoo Horjeestay In Maamullo Cusub Loo Sameeyo Degmooyinka Gedo Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo oo shir ku yeeshay degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa kasoo horjeestay qorshe maamullo loogu sameynayo degmooyinka gobolkaasi. Waxay waxgaradkan sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Deegaannada Puntland Oo Laga Bilaabayo Talaalka Cudurka Jadeecada Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in dhowaan ay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ka bilaabi doonaan talaalka cudurka Jadeecada. In ka badan Hal Milyan oo carruur ah, kuna nool deegaannada Puntland…