1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaalla Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho Dab ayaa ka kacay guryo ku yaallay xaafadda Kaawo Godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare hantiyeed. Wararka waxay sheegayaan in Dabkaasi ay ku baseen Afar guri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dekadda Muqdisho Oo La Keenay Qalab Qashinka Iyo Carada Looga Saari Doono Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu daah furay qalab casri ah oo loogu talogalay in uu qashinka ka saaro dekadda magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Yariisow Oo Sheegay In Wax Badan u Qabsoontay Dowladda Federaalka Sanadkii 2017 Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa sheegay in sanadkii tagay ee 2017 gaar ahaan 9-kii bil ee ay jirtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre la qabtay waxyaabo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay iney weerareen bar koontarool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Galmudug Oo Cambaareeyay Falkii Shalay Lagu Weeraray Hoyga Senator Qeybdiid Golaha wasiirada Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxay ku cambaareeyeen falkii shalay ay ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku weerareen hoyga uu magaalada Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 Sano Kadib Oo La Dhisayo Garsoorka, Maxkadamadaha iyo Xeer Ilaalinta Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay 27 Sanno ka dib in ay dhisi doonaan Garsoorka, Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta Gobolka Gedo. Maalmahan dambe waxaa ku sugnaa degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo wafdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Ansixiyey Miinaasiyadda Sanadka 2018 Golaha Wasiirada Galmudug ayaa maanta Axad ah waxay ansixiyeen Miisaaniyadda sanadka 2018 uu ku shaqeen doono Maamulkooda. Kulan ay wasiiradan ku yeesheen magalada Cadaado ayey ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Gaalkacyo Oo Aad Loo Adkeeyay Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kadib markii amniga magaaladaasi la wareegeen ciidamo isku dhaf ah. Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamada xogga dalka Jeneraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow Oo Sheegay In Sharciga La Horgeyn Doono Cid Walbo Oo Ku Lug Leh Weerarkii Hoyga Qeybdiid Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C.raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Facebook-giisa wuxuu kusoo qoray in dowladdu ay waddo baaritaan ku aadan weerarkii ay maanta ciidamo ka tirsan dowladda ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Amray In Si Degdeg Ah Loo Baaro Falkii Lagu Weeraray Hoyga Senator Qeybdiid Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku amaray in baaritaan degdeg ah uu ku sameeyo falkii lagu weeraray maanta hoyga Senator Cabdi…