2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Cabdi Qeybdiid Oo Ka Warbixiyey Weerar Ay Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Ku Qaadeen Gurigiisa Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo saxaafadda kula hadlay hoygiisa ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey weerar ay maanta ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku qaadeen gurigiisa.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warmurtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer Dejinta Soomaaliya Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4-aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa 29ka Diseembar 2017, waxaana ka soo qaybgalay: Golaha Shacabka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Saxiixay Heshiis Ku Kacaya $2.7m C/raxmaan Ducaale Bayle, wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah saxiixay heshiis lacag oo gaaraya $2.7m oo doolarka Maraykanka ah, waxaana loogu talogalay in wax looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Duleedka Balcad Oo Lagu Heshiisiinayo Jowhar, Sh/dhexe Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in 1-da January 2018, ay magaalada Jowhar shir nabadeed uga furi doonaan beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay duleedka degmada Balcad ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Darmaan “Dowlad Aan Mucaarad Lahayn Dowladd Ma Ahan” Siyaasiga Cabdi Nuur Darmaan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in dowlad aan mucaarad lahayn aysan dowlad ahayn, isaga oo tilmaamay in mucaaradkana laga doonayo iney wax dhisaan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Maamul Goboleedyada Oo Ka Dalbaday DFS In La Kordhiyo Miisaaniyadda Ay Ku Shaqeeyaan Guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in la kordhiyo miisaaniyadda ay ku shaqeeyaan, si howlaha shaqo ay u socoto. Waxay ka wada sinnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Aloore Oo Ku Baaqay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku baaqay in la adkeeyo amniga iyo kala dambeynta guud ee magaalada Gaalkacyo. Waxa uu sheegay in ciidamada isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Waxaan Rajeynayaa Sanadkan 2017 In Dowladda Aan Wax Deyn Ah Looga Yeelan Doonin Gudaha Dalka” Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan. Mudane Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabadda Daahfurka Hawada Soomaaliya Oo Ka Socota Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa ka soconeysa munaasabad ballaaran oo ku saabsan daahfurka hawada Soomaaliya, waxaana ka qeybgalaya madaxda sare ee dalka, madaxweynaha Galmudug, xildhibaanno, wasiiro, siyaasiyiin, fanaaniin iyo marti sharaf kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Duqeyn Ka Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa duqeyn ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, waxaana duqeyntan ka dhashay khasaare. Duqeyntan ayaa la sheegay in lala…