1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Hirshabelle Oo Codka Kalsoonida Ah Ka Helay Baarlamaankooda Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in baarlamaanka maamulka Hirshabelle uu codka kalsoonida ah siiyey golaha wasiirada ee maamulkaasi. Xildhibaannada ayaa cod…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Aan Tagi Doonin Maxkamadda Racfaanka Ee G/banaadir Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Goobjoog News, ayaa sheegaya in maanta oo Arbaco ah aanu maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir tagi doonin siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur. Lama hubo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Maamulkaasi Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay codka kalsoonida ah u qaadaan wasiirada cusub ee maamulkaasi. Maxamuud Xasan Wabar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: Shirka Guddoonada Golaha Sharci Dejinta Dalka Oo Furmay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bari waxaa ka furmay shirka guddoonada golaha sharci dejinta dalka, kaasi oo socon doona Labo cisho. Shirkaan waxaa daah furay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Xisbi Iyo Madasha Horusocod Oo Madaxda DFS Uga Digey Iney Dalka Geliyaan Xasilooni Darro Siyaasadeed Iyo Mid Amniga Xisbiyada Wadajir, Kulan, Daljir iyo madasha Horusocod ayaa maanta oo Talaado ah waxay si wadajir ah usoo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xariggii C/raxmaan Cabdi Shakuur, qaabkii uu u dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Dhallinyaro Ah Oo Ka Dhex Muuqan Doona Hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa kulan la yeeshay saraakiisha dhallinyarada ee xoogga dalka, waxaana uu kala hadlay arrimo ku aadan sidii ay uga mid noqon lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Saldhig Booliis Ka Hirgelisay Deegaanka Bangeelle Ee Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horreysay wuxuu saldhig Booliis ka hirgeliyey deegaanka Bangeelle oo u dhaxeeya degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Mahad Xasan Axmed oo ah wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Sheegay In Kenya Ay Dhul Ballaarsi Ka Waddo Degmada B/xaawo, Baaqna u Diray DFS Waxgaradka ku dhaqan degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya iney waddo dhul ballaarsi, iyaga oo sheeganaya iney leeyihiin qeyb kamid ah degmadaasi. Nabadoon Aadan Weli Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baxay Beello Ku Dagaallamaya Gobolka Sool Waxgaradka gobolka Sool ayaa markii ugu horreysay ku baxay beello walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka tirsan gobolka Sool, si loo damiyo dagaalladan. Waxaa waxgaradkan hoggaaminaya Garaad Jaamac Garaad…