1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe Oo Gabogabo Ah Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo kormeeray garoonka diyaaradaha Garoowe oo dhismo ku socota ayaa sheegay in maalmaha soo aadan lasoo gabagbeynayo dhismaha, islamarkaana garoonka uu shaqo bilaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Dadka Ku Nool Bakool Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo socdaal ku maray deegaanno kamid ah gobolka Bakool ayaa ka deyriyey xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolkaasi. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Dhaliilay Hannaanka Uu Ra’iisul Waraaha u Bedalay Saddex Wasiir Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah odayaashii 135-ta ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay qaabka uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre u bedalay Saddex kamid ahaa golahiisa wasiirada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Wada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee Puntland ay saakay howlgal ballaaran ka wadaan xaafadaha magaaladaasi. Waxay ciidamada daba socdaan shaqsiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Juxa “Idaacadaha Ka Ogaaday In Xilkii La Iga Qaaday” Wasiirkii arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta xukuumadda Federaalka, Cabdi Faarax Juxa ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo sida uu ku ogaaday in xilka laga qaaday.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Garaad: In Xilka La Iga Qaaday Waxaa Ii Soo Sheegay Qof Maraykanka Jooga Wasiirkii arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay, isaga oo tilmaamay in isaga oo wax war ah ka hayn ama aan lasii ogeysiin xilkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ururka Qareennada Soomaaliyeed Oo Ka Horyimid Go’aankii Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir Ururuka Qareennada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestay go’aankii maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ay maanta ku ganaaxday 8 qareen oo lagu eedeeyay iney diideen u doodista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Furay Waddooyin Ku Xirmay Dagaalladii Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku guuleystay dib u furista waddooyin ku xirmay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan kuwa Suuqa magaaladaasi. Gaas ayaa socdaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Magacaabay Hanti Dhowraha Guud Ee Somaliland Iyo Mas’uuliyiin Kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay mas’uuliyiin cusub, waxaama mas’uuliyiinta la magacaabay kamid ah hanti dhowraha guud ee Somaliland. Halkaan hoose ka akhriso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waa Dhab Inaan Ad Adagnahay” (Dhageyso) Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dhaliilaha mararka qaar loo jeediyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney soo dhoweynayaan dhaliil walbo oo wax lagu dhisayo. Wuxuu sheegay Ra’iisul…