1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Badda Oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya xaafadda Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow lagu diley sarkaal ka tirsanaa ciidanka Badda Soomaaliyeed. Sarkaalkan la diley ayaa magaciisa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Ambabaxay Sudan Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka ambabaxay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Wafdi uu Hoggaaminayo, waxaana ay kusii jeedaan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka arrimaha Gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Cadalle Oo Ku Dhaawacmay Qarax Miino Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar uu ku dhaawacmay guddoomiyahii degmada Cadalle Maxamed Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Deegaanka Buulo-gaduud, J/hoose Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo fariisin ay ku leeyihiin ciidamada Jubbaland. Goob jooge…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Maxamed Cumar “Al-shabaab Fursad Kale Yaan Loo Siin Iney Shacab Laayaan” Madaxweynaha maamulka degaanka Soomaalida Itoobiya (Soomaali Galbeed) Cabdi Maxamed Cumar ayaa ka hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isaga oo tilmaamay in ka maamul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal Iyo Ciidamo Dheeraad Ah Usoo Diraya Xeebaha Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in maraakiib iyo ciidamo badan oo dheeraad ah usoo dirayaan xeebaha Soomaaliya, si ay u xoojiyaan la dagaalanka waxa logu yeero burcad badeedda. Geng Shuang oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho Maanta Oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira. Qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada waxay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Madaxda Turkiga Waxay Diyaar u Yihiin In Ay Ka Qeybqaataan La Dagaalanka Iyo Ciribtirka Argagixisada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turki Binali Yildrim, waxaana si hab-maamuus ah loogu soo dhaweeyey Qasriga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, isagoona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Jubada Hoose. Ciidamada Al-shabaab ayaa jidka u galay…