Muhaajiriin Ku Go’doonsan Dalka Liibiya Sheeko:Dalka Labo hay’adood oo raacsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay isku dayayaan iney kaalmooyin gaarsiiyaan tiro badan oo muhaajiriin ah kuwaas oo dhibaato ku heysato magaalada Sabrah ee dalka Liibiya.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Sheegtay Inay Ka Jawaabi Doonto Haddii Mareykanka Uu Argigixso Ku Tilmaamo Al-xirsi Al-Thowri Iran ayaa ka digtay inay si awood leh uga jawaabeyso haddii Mareykanka uu ku daro ciidamada Loo yaqaano Al-xirsi Al- Thowri kooxaha argigixisada ah. Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Faah fahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii dambe ee maanta ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Goob jooge ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cirfiid Oo Kormeeray Bariire, Sh/hoose Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa maanta kormeer ku tagay degmada Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo maalmahan dambe ay weeraro xooggan ka geysteen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shaqo Yari Soo Wajahday Beeraleyda Soo Saara Cusbada Waa shaqo adag oo culeyskeeda leh in biyaha badda laga sameeyo milix ama cusbada dhadhanka u yeesha raashinka, waxaase ka horreysa in uu qofka lacag helo. Waqti fog oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay In Khilaafkooda Degdeg Ku Xalliyaan Mid ka mida siyaasiyiinta Galmudug ayaa sheegay inaan loo dul qaada karin sii jiritaanka qilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda maamulka Galmudug. Daahir Shidane Cabdi ayaa sheegay in mudada uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Puntland Oo Sameeyay Howlgal Uu Ku Dhintey Naaquude Iiraan Ah Howlgalkaan ay fuliyeen ciidamada Booliiska iyo kuwa badda ee Puntland ayaa waxaa ku dhintey naaquude waday doon ay ciidamada soo qabteen, waxaana saarnaa 18 shaqaale oo u dhashay dalka Iiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay magaalada Boosaaso ka geysteen rag hubeysan oo illaa hadda la ogeyn cidda ay yihiin, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xukuumadda Oo $20 Kun Ku Wareejineysa Guddiga Taakuleynta Ciidamada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida, ee dhawaan uu magacaabay…