Munaaasabad lagu maamuusayey maalinta Calanka Soomaaliyeed ayaa xalay ahaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare…