1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Looga Hadlayey Is Dhexgalka Bulshada Mudug Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Kulan is dhexgal ah islamarkaana u dhaxeeyay Bulshada Galmudug iyo Puntland, loogana hadlayey Nabadda iyo xasiloonida Mudug ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Waxaa kulankaan ka qeybgala mas’uuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Madiina Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey dhaawacyadii shalay la gaarsiiyay Isbitaalkaasi, kuwa xaaladooda adag tahay iyo guud ahaan tirada dadka dhaawaca ah ee hadda jiifa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Yaa La Xukumayaa Haddii Maalin Walbo Boqolaal Ruux Ay Micno Darro Ku Dhimato” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii dadka badan lagu laayey ee shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Madoobe ayaa soo jeediyey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Booqday Halkii Uu Ka Dhacay Qaraxii Zoobe Iyo Isbitaalka Digfeer Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii argagixisada ahaa ee lagu bartilmaamsaday isgooyska Soobe ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarxii Zoobe: Meydad Hor Leh Oo Lasoo Saaray Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News ayaa gaaray halkii shalay uu ka dhacay qaraxii xooganaa ee Ismiiidaaminta ahaa, waxaana la soo sheegayaa in la helay meydad hor leh. Dhismayaasha burburka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaraxii Zoobe Oo Saameeyay Howlihii Shaqo Ee Idaacadda Iyo TV-ga Goobjoog Waxaa si kooban hakad u galay howlihii shaqo ee Idaacadda iyo Tv-ga Goobjoog, kadib markii uu saameyn ku yeeshay qaraxii xooganaa ee shalay gelinkii dambe ka dhacay Isgoyska Zoobe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Zoobe: Weli Dad Lagu La Yahay Nolol Iyo Geeri Shacab badan ayaa kusoo qulqulay nawaaxiga halkii uu shalay ka dhacay qaraxii xooganaa ee isgoyska Zoobe magaalada Muqdisho. Dadka qaar oo aan la kulannay waxay sheegayaan iney raadinayaan dad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Xirtay Inta Badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay saakay xirtay inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, kadib qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo diidayaa iney ka degaan waddooyin badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay KM5 Weerar Ismiidami ah ayaa galabta ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goobta ku qarxay kaasi oo geystay khasaare naf iyo maaleh. Qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Dad Aan Talin Jirin Baa Taliyay” (Dhageyso) Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib shir uu uga soo qeybgalay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka ay ka jirto…