1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Maanta Ka Dhacaya Muqdisho Sida maamulka gobolka Banaadir sheegay maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka dhaco dibadbax tacsi, kaasi oo lagu muujinayo sida shacabka Soomaaliyeed uga damqadeen qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran Saakay oo Arbaco ah waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana loo diidayaa isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa gabi ahaanba xiran wadada Makka Al-mukarrama oo meelaha qaar xitaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tiarada Shaqaalaha Dowladda Ee Ku Dhintay Kuna Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Oo La Shaaciyey Kulan ay manta isugu yimadeen xiriirka guud ee shaqaalaha dowladda aya lagu shaciyey tirada rasmiga ah shaqaalaha dowladda ee ku dhintay qaraxii Zoobe iyo kuwii ku dhaawacmay. Waxaa kulankaan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/weli Gaas Oo Sheegay In Diyaarad Dawo Ah Iyo Dhaqaatiir Usoo Dirayaan Muqdisho Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay magaalada Muqdisho usoo diri doonaan dhaqaatiir iyo sidoo kale diyaarad dawo ah, si ay uga qeybqaataan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Is Xilqaamay Oo Olole Nadaafadeed Ka Bilaabay Igoyska Zoobe Dhallinayarada Soomaaliyeed ayaa maanta si aan kala har lahayn waxay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ka bilaabay olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda halkaasi. Dhallinyaradan oo si iskood…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabit Oo Ku Dhowaaqay Dibadbax Ballaaran Oo Berri Ka Dhaca Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Taabit Cabdi ayaa sheegay in Arbacada Berri ah magaalada Muqdisho lagu qaban doono dibadbax ballaaran kaasi oo lagu muujinayo sida shacabka uga xunyihiin qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Imise Dowladood Ayaa Maanta Gurmad Caafimaad Keenay Magaalada Muqdisho? Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa maanta kasoo degay dhowr diyaaradood oo shixnado dawo gurmad ah waday, kuwaasi oo loogu talogalay in wax loogu qabto shacabkii ku dhaawacmay qaraxii Zoobe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaannadii Dagaallada Ka Dhaceen Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deganaansho laga dareemay halkaasi, kadib markii shalay iyo xalay ay halkaasi ku dagaallameen ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Rag Hubeysan Oo Lagu Qabtay Degmada Afgooye Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa shaaca ka qaaday in howlgal ay ka sameeyeen duleedka degmadaasi kusoo qabteen rag hubeysan oo dadka dhac u geysan jiray.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Iyo Shacabka Hiiraan Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Zoobe Maamulka gobolka Hiiraan iyo shacabka gobolkaasi ayaa si kulul waxay uga hadleen qaraxii 14-kii bishan lagu laayay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Kulan ballaaran oo…