1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Baarlamaanka Ee Uu Ka Qeybgali Lahaa Madaxweyne Farmaajo Oo Baaqday Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dib u dhac uu ku yimid kulan maanta oo Sabti ah ay si wadajir ah isugu imaan lahaayeen xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanka Hoosingow Ee Gobolka Jubada Hoose Degmada Hoosingoow ee gobolka Jubbada Hoose waxaa laga cabsi qabaa in dadku ay u dhintaan biyo la’aan baahsan oo halkaasi ka jirta. Guddoomiyaha deegaankaasi ee maamulka Jubbaland Cabdixakiin Maxamed Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Gacanta Lagu Dhigay Dad Lala Xiriirinayo Qaraxii Zoobe Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay dad lala xiriirinayo qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Midowga Yurub Oo Maraakiib Dawooyin Sida Usoo Diraya Soomaaliya Midowga Yurub ayaa shaaciyey in si degdeg ah ay uga qeybqaadan doonaan gurmadka loo fidiyey dadkii ku waxyeeloobay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Kulan degdeg…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Dadweynaha Oo Dib Uga Howl Bilaabay Isgoyska Zoobe Saakay oo Sabti ah waxay gaadiidka dadweynaha dib u isticmaalayaan Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kadib qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyskaasi. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News oo soo maray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khasaaraha Rasmiga Ah Ee Ka Dhashay Qaraxii Zoobe Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow oo…
8 daqiiqo Sheeko:War Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991) Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: 53 Kamid Ah Ciidamada Ammaanka Oo La Dilay Madaxda Dalka Masar ayaa sheegay in 53 ka tirsan ciidamada ammaanka dalkaasi la dilay ka dib markii ay iska horumaad uu ku dhexmaray iyaga iyo kooxo hubeysan gobolka saxaraha galbeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Waare Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Degmada Balcad, Sh/dhexe Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday guddoomiyahii degmada Balcad, Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole, waxaana xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxyeellada Wariyeyaasha Kasoo Gaartay Qaraxii Zoobe Dhawcyada ay qabaan wariyeyaasha ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa isugu jira kuwo fudud iyo kuwo culus intaba, kuwaas oo ku jira isbitallada…