1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Uganda Oo Ka Wada Hadlay Ammaanka Gobolka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Oo Maanta Booqasho Ku Tagi Doona Turkiga Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Qatar Sheikh Maxamed Binu Cabdiraxmaan Aala Thaani ayaa lagu wadaan inuu maanta booqasho rasmi ah uu ku tago caasimadda Turkiga ee Ankara, halkaasi oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Niger: 13 Askari Oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Xero Ciidan Waxaa kor u kacay isku geynta waxyeellada uu geystay weerar lala beegsaday xarun ciidan oo ku taallo waqooyi galbeed ee Niger waxayna sheegayaan ilo dhanka amniga ah inay dhimashadu gaartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Ambabaxay Uganda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda. Waxa uu madaxweynaha kala hadli doonaa madaxda Uganda arrimo la xiriira dardargelinta dagaallada ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyaad Kasoo Kala Jeeda Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Cambaareysay Weerar Askar Looga Diley Masar War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Federaaka Soomaaliya ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyay weerar khasaare kala duwan geystay, kaasi oo dhowaan lagu qaaday ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Gaarigii Shacabka Saarnaa Ee Miinada Kula Qaraxday Inta u Dhaxeysa Afgooye Iyo Balcad Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo maanta barqadii ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala tirsan gobollada Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miino Ku Qaraxday Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah Warar goor dhow ay heshay Goobjoog News, ayaa sheegaya in Miino ku aasneyd ay ku qaraxday gaari Homey ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo marayey Tuulada Daniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas “Dalka Waxaa Gacanta Ku Haya Dowlad Goboleedyada” Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda dhexe kaligeed aanay xukumin dalka, islamarkaana kaliya ay ku ektahay Muqdisho, dalka intiisa kalena ay xukumaan maamul goboleedyada. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Khilaafka Siyaasadeed Ee Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Xildhibaannada aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa la filayaa iney ka doodaan arrimo la xiriira khilaafka siyaasadeed eek a dhex jira dowladda Federaalka…