1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Oo Shaqada Laga Joojiyey, Lagana Dhigay Xabsi Guri Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, taas oo shaqadii looga joojiyey xabsi gurina lagu xukumay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 126 October 22…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Gaaray Jowhar Iyo Caleema Saarka Oo Bilowday Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka bilowday munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo madax badan ay ka qeybgalayaan. Howlgalka munaasabadda ay ka dhacayso waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xaafad Ka Tirsan Gaalkacyo, Mudug Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in hoobiyeyaal ay dhaceen xaafadda Garsoor, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Guri ku yaalla xaafaddan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaraxii Zoobe Oo Sababay Burbur Dhaqaale oo Ka Badan $6.3 Milyan Inkastoo qasaaraha nafeed aysan jirin wax ka muhiimsan, hadane Goobjoog qeybteeda ganacsiga (Goobjoog Business ) waxa ay tiro-koob ku sameysay khasaaraha dhaqaale ee soo gaaray ganacsiyadii iyo xarumahii ku yaallay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Jowhar Uga Qeybgalaya Caleema Saarka Madaxweyne Waare Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaraan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “AMISOM In La Yareeyo Waqtigeeda Lama Jooga” Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu maqlay warar sheegaya in la doonayo in la yareeyo tirada ciidamada AMISOM ee jooga dalka, balse wuxuu tilmaamay in isagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Qudaarta Ee Kismaayo Oo Cabasho Ka Ah Xoolo Lagu Soo Daayay Suuqa Ganacsatada Qudaarta ee Suuqa Kismaayo ayaa ka cabanaya xoolo lagu soo daayay suuqa magaaladaasi, ayna dhibaato u geystaan Qudaartooda. Qaar kamid ah haweenka ka ganacsada qudaarta ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Buuhoodle Oo Kahor Yimid Heshiis Ay Wada Gaareen Somaliland Iyo Khaatumo Shacabka ku dhaqan degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa kasoo horjeestay heshiis ay Todobaadkan gaareen maamullada Khaatumo iyo Somaliland. Dibadbax ay isugu yimaadeen shacabka degmadaasi oo ay wehlinayaan mas’uuliyiinta degmadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Kasoo Cusboonaaday Mudug Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi oo ka hadlay dagaallo kasoo cusboonaaday deegaanno ka tirsan Mudug ayuu sheegay in wax laga xumaado ay tahay ineysan guuleysan dedaallo nabadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu qabto munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare. Magaalada Jowhar waxaa aad…