1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Jawaab Ka Bixiso Qaraxii Zoobe Aqoonyahan Maxamed Maxamuud oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibaddiisa ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in jawaab sax ah ay ka bixiso qaraxii shacabka badan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Isku Casilay Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Ee Dowladda Federaalka? Axmed Maxamed Maxamuud , afhayeenkii wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, wuxuu sheegay inuu iska casilay xilkaasi. Afhayeenka oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow “Qofka Idin Soo Diray Isaga Ha Yimaado Ama Ilmihiisa Hasoo Diro” Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si kulul wuxuu uga hadlay qaraxii maalin kahor ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka AKHRISO: Magacyada 35-ka Ruux Ee Caafimaadka Loogu Qaaday Trukiga (Sawirro) Maanta oo Isniin ah waxaa dalka Turkiga caafimaad ahaan loogu qaaday 35 qof oo kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii maalin kahor ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab uu ka socdo duleedka degmada Balcad ee gobolkaasi. Ciidamada xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Oo Xilka La Wareegaya Xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho waxaa ka soconeysa munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayo taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka C/weli Jaamac Warsame. Munaasabaddan waxaa ka qeybgalaya wasiiru…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland “Lacag Kama Qaadan Dowladda Federaalka” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar maalmahan dambe ay isla dhexmarayaan dadka ku sugan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo, kuwaasi oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/samad Macallin: Shacabka Waxay Dowladda Ka Filyaan Qaadista Tallaabooyin Degdeg Ah (DHAGEYSO) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Macallin Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii maalin kahor ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare aad u badan. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Siyaasad Yaanan Isku Riix-riixine Cadowga Aan Iska Celinno” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, bedalkii lagu mashquuli lahaa siyaasadda. Waxa uu tilmaamay Xaaf in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Sawirro: Qaar Kamid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Oo Loo Qaadayo Turkiga Garoonka diyaarahadaha Aadan Cadde waxaa hadda laga daabulayaa qaar kamid ah dadkii dhaawacyada halista ahaa kasoo gaaray qaraxii maalin kahor ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Diyaarad weyn oo…