Ammaanka Degmada Afgooye Oo La Adkeynayo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka degmadaasi. Hadalkaan waxaa sheegay guddoomiyaha degmadaasi Cabdinaasir Cali, kaddib markii maalmihii dambe Afgooye… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/kariin Guuleed “ONLF Uma Aqoonsani Argagaxiso” Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa iska fogeeyay inuu jiro heshiis uu Itoobiya la soo galay oo ku saabsan in la isweydaarsado maxaabiis. Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo noqday wasiirkii…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Xildhibaanno Kahor Yimid Go’aankii Ay Xukuumadda Ka Qaadatay Qalbi Dhagax Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ka hadlay go’aankii ay xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay C/kariin Qalbi Dhagax. Xildhibaan Sakariye oo kamid ahaa mudanyasha kulankaan yeeshay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Iska Fogeysay Inuu Xiriir La Lahaa Qalbi Dhagax Ururka Al-shabaab ayaa waxbo kama jiran ku sheegay war maanta ay shaacisay xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ah in xiriir uu kala dhaxeeyay C/kariin Qalbi Dhagax. Qoraal kooban oo ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Sheegtay In Qalbi Dhagax Kamid Ahaa Argagaxisada Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen amniga qaranka, waxaana ay war kasoo saareenarrinta C/kariin Qalbi Dhagax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Qansax Dheere: Macluul Ayaa Ka Jirta Degmada Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in degmadaasi ay ka jirto macluul, kana baqayaan in dad badan ay dhintaan. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cabdi Qooqane, oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Ku Hanjabay Iney La Wareegi Doonaan Deegaannada Gacantooda Ka Maqan Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan iney awood kula wareegaan guud ahaan deegaannada uu matalo maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaan Cabdalla Maxamuud Cali, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Musharraxiinta Hirshabelle Oo Maanta Is Diiwaangelinaya Musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah si rasmi ah isku diiwaangeliyaan. Inta la hubo 4 musharrax ayaa shaacisay iney u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dhameynta Xiisadaha Mudug Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Nabadda Ku Raadinayaan Gudiga loo xilsaaray dhammeynta xiisadaha ka taagan gobolka Mudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sida ugu haboon ee ay ku wajihi doonaan nabadda guud ee gobolkaasi. Maymuun Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Wada Shaqeynaya Nabadda Gobolka Mudug Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in si wadajir ah ay uga wada shaqeyn doonaan sidii loo nabadeyn lahaa deegaannada gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeennada maamulladan ayaa kulan ay uga…