1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Qabtay Qaraxyadii Ka Dhacay Deegaanka Af-urur Ee Gobolka Bari Maamulka Puntland ayaa sheegay iney dad usoo qabteen qaraxyadii ka dhacay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari, 1-dii bishan. Taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland Gaashaanle Dhexe C/rashiid C/raxiin ayaa barta uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Dadka Tahriibin Jirey Oo Lagu Qabtay Boosaaso Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu dadka ka tahriibin jirey magaaladaasi. Guddoomiyaha gobolka Bari, Yuusuf Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garowga Doorashada Hirshabelle Oo Meel Gabogabo Ah Mareysa Guddiga doorashada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan u diyaar garowga doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf, guddoomiyaha guddigan ayaa warbaahinta u sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan J/hoose Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa la wareegay gacan ku heeynta tuulada Buulo-gaduud ee Gobalka Jubada hoose. Wararka aanu ka heleyno deegaankaas ayaa sheegaya in dagaal khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dadkii Kasoo Barakacay Deegaanka Bariire Oo Gurmad u Baahan Qoysas badan oo kasoo barakacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, soona gaaray deegaanka Siinka dheer ayaa xilligaan waxay u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah. Faadumo Macallin Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiye Cismaan Barre “Cidna Naguma Qasbin Xil Ka Qaadistii Cosoble” Cismaan Barre Maxamed, guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa isaga oo la hadlay shacabka ku dhaqan Jowhar waxa uu sheegay inaanu jirin cid ku qasabtay in xilka ay ka qaadaan Cosoble.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dab Ka Kacay Suuq Bacaad, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay Suuqa Labaad ee dalka, Suuq Bacaad, kaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Ganacsatada Suuqaasi qaarkood oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ciidanka Ka Dalbaday La Shaqeynta Shacabka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in si isku soo dhowaansho usoo dhexmarto shacabka iyo ciidanka loo baahan yahay in ciidanka Soomaaliyeed door muhiim ah ku yeeshaan sidii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Baraawe Oo Sheegay In Duqeyn Lagu Diley Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in duqeyn ka dhacay deegaanka Kuunyabarow oo qiyaastii 185-km jirta degmadaasi lagu diley sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Bashiir Maxamed Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Ka Dhacay Af-urur Oo Kordhay Waxaa la helayaa faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo shalay ka dhacay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa xaqiijiyey…