1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Afar Qof Oo Lagu Diley Nugaal Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Afar qof oo shacab ah, kuwaasi oo lagu diley gobolka Nugaal, gaar ahaan deegaan ku dhow xadka uu gobolkaasi la leeyahay Sool. Dilka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Xildhibaan Sakariye Maxamuud Oo Sheegay In Madaxda Dowladda Sameeyeen Qiyaano Qaran Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka ay sameeyeen khiyaano qaran kaddib markii muwaadin Soomaaliyeed ay Itoobiya u dhiibeen. Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Bashiir Nuur “Sharci Ma Ahan In Qof Soomaaliyeed Loo Dhiibo Dalka Kale” Abuukaate Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaynuunka muwaadinimo ay ka reeban tahay in qof Soomaali ah loo dhiibo dal kale. Sharci yaqaan Bashiir Nuur Xirsi oo wareysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dadkii Lagu Laayay Bariire Oo La Aasay Iyo Dowladda Oo Magdhow Bixineysa Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Muqdisho lagu aasay meydadka dadkii dhowaan ay ciidanka dowladda iyo kuwo ajaaniib ah ku dileen deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Mid kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Jowhar Ku dhowaad 30 ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Dhaawaca dadkaasi ayaa yimid kadib markii gaari xamuul ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Waxa Ka Jira Inuu Isku Shaandheynayo Golihiisa Wasiirada Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay waxa ka jira in doonayo isku shaandheyn uu ku sameeyo golihiisa wasiirada. Kheyre oo ka qeybgalayey kulan su’aallo weydiin ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre oo soo xiray Shir weynaha Qaran ee Xal u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shir weyne looga hadlayay Xal-u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya. Waxaana shirkani soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lasoo Saaray Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka madaxweyne ee maamulkaasi. Sida ku cad jadwalkan waxay doorashada dhici doontaa 12-ka bisha September, 2017. Halkaan hoose ka akhriso jadwalka:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ganaaxi Doona Guryaha Iyo Xarumaha Ganacsi Ee Qashinka Lagu Hor Arko Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in lacag ay ku ganaaxi doonaan qof walbo oo gurigeeda ama xarunteeda ganacsi lagu hor arko qashin wixii ka bilawda 1-da September 2017. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Dowladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha ciidda. Qoraalka ayaa lagu yiri: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha…