1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rugta Ganacsiga: Waxaan Ka Tirsannahay Bulshada Rayidka Ah (Dhageyso) Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa sheegtay in wasaarada ganacsiga ee xukuumadda Soomaaliya aanay xaq u lahayn in xil ka qaaddo, maadaama ay iyagu ka tirsan yihiin bulshada rayidka. Agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Carruur Ku Geeriyootey Miino Ku Qaraxday Saddex Carruur ah ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen deegaanka Docolo-oomane ee gobolka Mudug, kadib markii ay miino ku qaraxday. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootigii Dib Ugu Soo Laabtay Dalkooda Oo Loo Raadinayo Xuquuqdooda Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka ayaa sheegtay iney ku dedaalayso sidii xaqooda ay ku heli lahaayeen qaxootiga Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabtay dalkooda, welina dhibaateysan. Guddoomiye ku xigeenka hay’addan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo La Wareegtay Qalab Lagu Maamuli Doono Hawada Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hay’adda ICAO kala wareegtay qalab dhameystiran, kaasi oo lagu maamuli doono hawada dalka. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Furay Shirweynaha Xal u Helidda Qaxootiga Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay Shirweynaha qaran ee xal-u-helidda Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo barakayaasha Soomaaliyeed. Waxana shirkani soo qaban qaabisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahada Booliiska Puntland Oo Ka Hadlay Sababtii Shaqada Looga Joojiyey Taliyaha ciidamada Booliiska maamulka Puntland C/Qaadir Shire Faarax (Ereg), oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, ayaa ka hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay. Taliyaha ayaa sheegay in madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Faarax Shire. Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka ayuu ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Shacabka Gelinsoor u Balanqaaday Helista Adeegyada Bulshada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa u ballan qaaday shacabka ku nool Gallinsoor inay heli doonaan adeegyada bulshada ee hadda ka maqan. Madaxweyne Xaaf oo booqasho shalay ku tagay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dhaliilay Galmudug Iyo Ahlu-sunna Qaar kamid ah Waxgaradka magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa Galmudug ku eedeeyay inay ka gaabisay wax u qabashada degaannadaasi. Nabadoonnada kala ah Cismaan Buraale Daahir iyo Jaamac Cabdinuur Warsame oo…