1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Shacabka Oo u Dabaaltagaya Xeebta Liido Xilli Dowladda Ay Digniin Kasoo Saartay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Todobaadkii aynu kasoo gudubnay waxay ka digtay in loo dabaal tago xeebta Liido, iyadoo sheegtay iney jiraan dabaylo badan, laguna jiro bad xiran. Waxay digniintaan timid,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bari: Ku Dhowaad 20 Qof Oo Geeriyootay, Kadib Biyo Sumeysan Oo Ay Cabeen Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ay sumoobeen dad badan oo ku dhaqnaa deegaanka Timiro, kadib markii ay ku sumoobeen biyo ay cabeen. Dadka dhintey ayaa tiradooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Khaatumo Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa heshiis ka kooban 10 qodob ku kala saxiixday maamullada Somalilan iyo Khaatumo State. Qodobada heshiiska ayaa waxaa kamid ahaa arrimo ku aadan hannaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qatax gaari oo maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la dhigay meel wadada dhinaceeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo La Doortay Xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ayaa maanta waxa ay doorteen guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Kulanka xildhibaannada waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaankaasi Baashe Maxamed Faarax, waxaana soo xaadiray 71 mudane.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Wasaarad Boorso Lagu Wataa Ma Jireyso” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ka hadlay arrimo badan ayaa ugu horreyn sheegay in maamulkiisa uu ku dedaalayo ka shaqeynta dib u dejin loo sameeyo qoysaskii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Booliiska Cadaado Oo Faah Faahiyey Howlgallo Ay Sameeyeen Taliska booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanno kale oo gobolka ah. Taliyaha saldhigga Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Qof Oo Lagu Diley Gobolka Mudug Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay dad xoolo dhaqato ah ku dileen deegaanka Cali-waal ee gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa weerarkaasi ku geeriyootey, qof kalena dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Saakay Dib Loo Furay Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, saakay oo Axad ah ayaa waxay sheegayaan in dib loo furay dhammaan xarumaha ganacsiga ee degmadaasi, kuwaasi oo maalintii shalay ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Bariga Africa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo…