Dhageyso: Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Dalka Ka Dhaqan Geliso Sharciga Burcad Badeedda Sheeko:Dalka Dowladda federaalka waxaa ku adag inay lasoo wareegto maxaabiista burcad badeednimada ugu xiran caalamka iyadoo dowladdu aysan lahayn sharciga burcad badeedda ee la yiraahdo (Piracy Low). Agaasimihii hore ee la… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “‘’Waa Inaan u Wada Guntannaa Dhammaanteen Dhismaha Dalkeena” (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- habeyn ballaaran lagu sameeyey, isagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Dib Usoo Ceshaneysa Dhammaan Xarumaheedii Wasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in dhammaan goobaha waxbarashada ay sida gaarka ah hadda loo haysto ay dowladda ku dedaalayso sidii dadka looga saari lahaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Riddey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukunno kala duwan ku riddey askar ka tisarn ciidanka dowladda oo dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay. Seddexdaan askari ee maanta xukunka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Koonfur Afrika Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa magaalada Durban ee dalkaasi waxay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo halkaasi ganacsi ku haystay. Wararku waxay sheegayaan in burcaddan ay xoog kusoo galeen dukaankaasi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kenyan Ah Oo Lagu Diley Gaarisa Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in qarax ka dhacay duleedka magaalasaasi uu sababay khasaare kala duwan oo soo gaaray ciidamo Kenya ah. Gaari ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cismaan Barre Muxuu Ka Yiri Xil Ka Qaadistii La Sheegay In Lagu Sameeyay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay xil ka qaadis ay habeenkii xalay ahaa sheegeen iney ku sameeyeen xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxtooyada Hirshabelle Oo Lagu Doortay Guddoomiye Baarlamaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle islamarkaana taageersan madaxweynihii xilka laga qaadey ee maamulkaasi ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Jowhar waxay ku doorteen guddoomiye cusub oo baarlamaan, waxayna sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Jaamac Barre Oo Ku Geeriyoodey Maraykanka Waxaa magaalada San Diego gobolka California ee dalka Maraykanka xalay ku geeriyoodey Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Barre. Marxuumka ayaa la xaqiijiyey in maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Cosoble Oo Sheegay Inuu Weli Yahay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii Hirshabelle ee shalay xilka ay ka qaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi ayaa sheegay in weli si sharci ah uu ku joogo xafiiska. Wuxuu sheegay in sharci darro…