1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Ciidamada Maamulka Jubbaland oo ay wehlinayeen AMISOM iyo saraakiil la sheegay iney Maraykan ahaayeen ayaa weerar waxay kala kulmeen dagaalyahanno Al-shabaab ah, kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Wadada Aadda Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo goor dhow ka dhacay wadada aadda garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska AMISOM Oo Looga Digey Iney Dhibaateeyaan Shacabka Taliyaha ciidamada Booliiska AMISOM ayaa ku amray ciidanka uu taliyaha u yahay in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan shacabka Soomaaliyeed, isaga oo uga digey in dhibaato ay u geystaan shacabka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Wakiilka Puntland Ee Finland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wakiilka maamulkaasi ee dalka Finland. Cabdifitaax Cabdullaahi Jaamac (Janagale) ayaa loo magacaabay xilkaan, waxaana Gaas uu u rajeeyay shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Beenisay In Deegaannadeeda Lagu Sameyo Lacago Been Abuur Ah Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar mudooyinkaan dambe la isla dhexmarayay islamarkaana ku saabsan in deegaannada maamulkaasi ay yaallaan makiinado lagu daabaco lacag been abuur ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Xil Ka Qaadista Cosoble Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in marnaba aanay dib uga laaban doonin mooshinka xil ka qaadista ah ee ay ka keeneen madaxweynaha maamulkaasi. Maxamed Baashir oo iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweynaha Hirshabelle Ee Loo Gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Mooshin ay ku qoran yihiin magacyada 72 xildhibaan oo Hirshabelle ah, qaarkoodna saxiixan ayaa waxaa loo gudbiyey guddoonka baarlamaanka ee maamulkaasi. Uljeedka mooshinkaan ayaa ah xil ka qaadista madaxweynaha Hirshabelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow Oo Caawa Ku Hoyana Magaalada Muqdisho Gelinkii dambe ee maanta waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siddey Sheekh Mukhtar Roobow Cali Abuu Mansuur oo saakay isku soo dhiibey dowladda Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Su’aallo Weydiiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda (Muuqaal) Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta oo Axad ah waxa uu hortagay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka maanta waxaa shir guddoominayey, guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Maamulka G/Banaadir Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha…