Agaasimaha Wasaaradda Dastuurka Oo La Kulmay Madax Ka Tirsan Hay’adaha EISA iyo Saferworld Sheeko:Dalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr ayaa la kulmay Madaxa Soomaaliya u qaablisan Machadka Doorashooyinka iyo Hanaqaadka Dimuqraadiyadda ee Africa Justin Doua iyo Lataliye sare ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Baaq u Direy Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii ka dhacay wadada Makkah Al-mukarama ee magaalada Muqdisho. “Waxaan tacsi u dirayaa ehellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Aadan Cadde Oo Si Rasmi Ah u Shaqeynaya Habeenkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in si rasmi ah uu xilliga habeenkii u shaqeynayo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdulle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan uu geystay khasaare kala duwan. Gaariga qarxay ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: shariif Xasan Oo Magacaabay 54 Wasiir Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow waxa uu magacaabay golihiisa, waxaana ay ka kooban yihiin 54 wasiir. Qaar kamid ah wasiiradii hore ee K/galbeed ayuu dib usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qarax Ka Dhacay Wadada Makka Al-mukarrama Ee Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa ka dhex dhacay gaari marayey wadada Makka Al-mukarrma ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow saldhigga degmada Waaberi. Gaariga qarxay ayaa baaba’ay, iyadoo weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Heshiisiinayo Labo Beel Oo Maanta Ka Furmaya Jowhar Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu ka furmo shir ballaaran oo lagu heshiisiinayo beello walaalo ah oo ku dagaallamay gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo AMISOM Kala Wareegaya Ammaanka Dalka Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir muddo Shan maalin ah u soconayey laamaha ammaanka dalka iyo sidoo kale AMISOM, kaasi oo looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa guud ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Isbedal Ku Sameynaya Wasiiradiisa Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheynayo in saacadaha soo aadan uu isbedal ku sameeyo…