1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Ee Dowladaha Xiriirka u Jaray Qatar Oo Ku Kulmaya Cumaan Wasiirka arrimaha dibadda ee Masar Saamix Shukri ayaa maanta waxaa uu kula kulmayaa magaalada Manama ee caasimadda Baxreyn, wasiirada arrimaha dibadda Sacuudiga, Imaaraadka Baxreyn si ay uga wada xaajoodaan xayiraada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo John Kelly u Magacaabay Xoghayaha Aqalka Cad Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa Kelly u magacaabay xoghayaha aqalka cad waxaana lagu badalay oo xilkaan horay u hayaye Priebus . Mgacaabistaan ayaa waxay timid maalin ka dib markii Anthony…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Danjire Maxamed Cali Guyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Dr. Maxamed Cali Guyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Baydhabo Ka Furey Mashruuc Wax Looga Qabanayo Abaaraha Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO iyo wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Jamaal Maxamed Xasan ayaa madaxtooyada Baydhabo kula kulmay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Maraykan Iyo Kenyan Isugu Jira Oo Qaraxyo Lagu Eegtay Duleedka Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in qaraxyo lala eegtay ciidamo isugu jira Kenyan iyo sidoo kale Maraykan, kuwaasi oo ku sugnaa duleedka magaaladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Oo Ka Qeygalay Maalinta Ololaha Nadaafadda Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay Caasimadda dalka, waxaana isu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Adkeysay Baaqa Nabadeed Ee Dagaalka Xeraale Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyey baaqa nabadeed ee ku aadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ka Hadashay Ciidamo Maanta Ku Dagaallamay Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay dagaal maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhexmaray magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Ceelgaabta iyo sidoo kale bar koontarool oo ku taalla Tiyaatarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Haddii Aan Rabno In Aan Dhibka Ka Baxno Waa In La Helaa Shaqaale Ku Faana Shaqadooda” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo shaqaalaha dawladda oo lagu soo bandhigayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Hantiyeed Geystay Oo Maanta Ka Kacay Degmada Guriceel, Galgaduud Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta waxa uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dabkan ayaa ku faafay guryo ku dhowaa Kaalinka, waxaana wararka…