1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradda Arrimahada Dibadda Oo Nuqul Kamid Ah Warqadihiisa Aqoonsiga Ka Guddoontay Safiirka Cusub Ee France Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ciidamada Dowladda Oo Qabtay Rag Dhac Ka Geysanayey Degmada Yaaqshiid, Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay iney xalay gacanta ku dhigaan Saddex nin oo la sheegay iney dhacayeen dadka shacabka ee ku dhaqan degmada Yaaqshiid, iyaga oo watey Qori…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Adna Aadan Ismaaciil Oo Loo Magacaabay Wakiilka Somaliland Ee Wadahadallada Dowladda Federaalka Maamulka Somaliland ayaa Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay wakiilkooda u qaabilsan wadahadallada maamulkaasi kula jiro dowladda Federaalka Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Adna Lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Lacag Madax Furasho Ah Ku Daayey Shaqaale Samofal Xakarakada Al-shabaab ayaa lacag madax furasho ah kusii daayey shaqaale Soomaaliyeed oo u shaqeynayey hay’ad samofal ah. Dadkaan la qafaashay ayaa tiradoodu waxay gaareysay 7 ruux, waxaana ay qofkiiba dul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mudug Ee Puntland Oo Shacabka Ka Dalbaday Wadashaqeyn Maaamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee gobolka Mudug iyo dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha gobolkaasi u qaabilsan maamulka Puntland, Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:War Bulshada Rayidka Oo Su’aallo La Xiriira Miisaaniyadda Dalka Weydiiyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Guddiga maaliyadda ee baarlamaaanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan ay dadweynuhu ku weydiinayeen su’aallo la xiriira saameynta bulshada ay ku leedahay miisaaniyadda 2017. Xubnaha guddigaasi ayaa goobta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Laga Dalbaday Xalinta Colaadaha Ka Jira Gobollada Dalka Qaarkood Gudiiga dib u heshiisiinta qaran ayaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka dalbaday iney gacan ka geysato sidii loo xalin lahaa colaadaha ka jiro deegaanno kamid ah gobollada dalka. Xoghayaha guddigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahi Laga Helayo Afar Ruux Oo Lagu Diley Degmada B/xaawo, Gedo Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Xalay Ciidanka ammaanka degmada B/xaawo ay u geeysteen Afar qof. Ciidanka ayaa la sheegay in Afartaan ruux ay kala baxeen xabsi ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay Iney Gacanta Ku Dhigtay 10 Qof Oo Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in gacanta ay ku dhigeen 10 qof oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kuna wajahnaa Buuraha Galgala ee gobolka Bari. Fu’aad Xanaano oo ah taliyaha ciidamada Daraawiishta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Beenisay War Dhowaan Lagu Daabacay Wargeys Laga Leeyahay India Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017 oo ay sidoo kale faafisey website-ka www.africaintelligence.com. Maqaalkan oo…