1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo War Kasoo Saartay Maxaabiista Soomaaliyeed Ee Laga Soo Daayey Xabsiyada Itoobiya Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Cumar C/qaadir “Galmudug Shaqo Kuma Leh Dagaalka Xeraale” Guddoomiyaha golaha talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay Xeraale ay mas’uul ka yihiin garabka kale Ahlu-sunna ee la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Deegaanka Xeraale Ee Gobolka Galgaduud? Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xaaladda deegaankaasi ay aad u deggan tahay, halkaasi oo ay ka dhaceen dagaallo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-sunna iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta Oo Sheegay Iney Furi Doonaan Xadka Soomaaliya Iyo Kenya Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in dhowaan ay furaan xadka aan rasmiga ahayn ee ay wadaan Soomaaliya iyo Kenya. Kenyatta oo boqolaal shacab ah kula…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Ibraahim Saalax “Waan Ka Xumahay In Golaha Shacabka Uu Buriyo Go’aankii Maxkamadda Sare” Xildhibaan hore Ibraahim Saalax Deyfullaahi oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa wax laga xukmaado ku sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ah ay laalaan go’aankii maxkamadda sare ee ku aadanaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ganacsatada Uga Digtey In Lacago Ay Siiyaan Al-shabaab Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aanno ganacsatada Soomaaliyeed looga digayo iney lacago siiyaan Xarakada Al-shabaab. Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow oo saxaafadda u akhriyey go’aannadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyo Ku Yaalla Itoobiya Oo La Keenay Muqdisho Gelinkii dambe ee maanta waxaa diyaarad weyn oo siddey maxaabis badan oo Soomaaliyeed ay kasoo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maxaabiistan ayaa laga soo daayey xabsiyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dagaalka Xeraale Ku Eedeysay Galmudug Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Xeraale ay soo abaabuleen maamulka Galmudug. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Baay Oo Sheegay Inuu Jiro Isbedal Amni Maamulka gobolka Baay ayaa sheegay in isbedal badan ay ka sameeyeen dhanka ammaanka, kadib howlgallo joogta ah oo ay sameeyeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka K/galbeed. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Mahadaay: Ciidamo Milatari Ah Ayaa Naga Soo Eryay Degmada Maamulka Degmada Mahadaay ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga ee dowladda federaalka ay si qasab ah degmadaas uga soo saareen isaga iyo xubno kale oo maaamulkaasi ah. Gudoomiyaha…