3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Galmudug Kuma Jirto Dagaalka Xeraale” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, oo wareysi gaar ah siiyey Gooboog News, ayaa sheegay in ciidanka maamulkiisa aanu ka qeybqaadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Maamulka Goofgaduud Ee Baay Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan deegaankaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Siidow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wanlaweyn: Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Qafaashay Gabar 16 Sano Jir Ah Taliska ciidanka booliiska ee degmada Wanlaweyne ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen nin la sheegay in uu Gabar 16-sano jir ah ka qafaashay degmadaasi. Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Baarlamaanka Ee Diidmada Ammarka Maxkamadda Sare Wasiirka dastuurka xukuumadda federaalka ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka ay baarlamaanka Soomaaliya ku laaleen amarkii maxkamadda sare. Wasiir cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa hadal uu soo dhigay barta uu Tiwitterka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Maxaabiistii Laga Soo Daayey Xabsiyada Dalka Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Xildhibaanno iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, ayaa booqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladda ay Kordhineysa Miisaaniyadda Jaamacadda Umadda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay xarunta Jaamacadda Umadda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladdiisa ay kordhin doonto miisaaniyadda Jaamacadda, si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Dastuurka Oo Lagu Qabtay Kismaayo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hannaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ee Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaran Oo Ka Hadlay Dagaallada Ka Socda Gobollada Dalka Qaarkood Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa dalbaday in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleed ka soconaya gobollo badan oo dalka ah sida Sanaag, Sh/dhexe iyo Galgaduud. Guddoomiyaha guddiga dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Sheegay In Ciidamada Puntland Ay Gaalkacyo Ka Wateen Saddex Qof Oo Rayid Ah Xildhibaan ka tarisan Galmudug ayaa ku eedeeyay Maamulka Puntland in Koofurta Gaalkacyo ay ka xeysteen Saddex qof oo shacab ah. Maxamed Xusen Tahliil oo kamid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid Ah Muruqmaalka Dekadda Berera Oo Geeriyoodey, Kadib Kunteenar Kusoo Go’ay Wararka ka imaanaya degmadda magaalada Berbera ayaa waxay sheegayaan in maanta uu dhintey mid kamid ah shaqaalaha muruqmaalka ah ee dekaddaasi, kadib markii uu kusoo go’ay Kunteenar la doonayey in…