Faah Faahin: Khasaare Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Galgaduud Sheeko:Wararka Caafimaadka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa shil sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, kaasi oo ka dhacay deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel. Gaari nooca… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Furay Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, oo maanta Cadaado ka furey Kalfadhiga Shanaad ee golaha wakiilada Galmudug ayaa sheegay in maamulka uu madaxda ka yahay u baahan yahay horumarin badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Qafaashay Gaari Loogu Ololeynayey Madaxweynaha Kenya Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay iney qafaasheen mid kamid ah gaadiidka loogu ololeynayey xisbiga Jubilee oo uu u sharaxan yahay madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta. Gaarigan ayaa lagu qafaashay waqooyiga magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Hilwaa, gaar ahaan Isgoyska Ex-control Balcad ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax Miino. Miinadan ayaa ahayd sida la sheegay mid dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gedo Oo Looga Digey Iney Taageeraan Al-shabaab Wasaaradda amniga ee maamulka Jubbaland ayaa shacabka ku dhaqan gobolka Gedo waxa ay uga digtey iney taageerto Xarakada Al-shabaab. Wasiirka wasaaraddaasi C/rashiid Janan oo meel fagaare ah kula hadlay shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya ay xalay u geysteen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaan kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Oo Wadahadal Ku Leh Jowhar Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ay soo gaaraan waxgaradka Labo beel oo dhowaan ku dagaallamay deegaanka Buurdheere oo hoostaga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Go’aankii Maxkamadda Sare Ee Doorashada 8-da Kursi Maamulka Jubbaland ayaa taageertay qaraarkii baarlamaanka Soomaaliya ay ku diideen go’aan ka soo baxay maxkamadda sare ee ah in dib loogu laabto doorashada 8 kursi. 8-da kursi oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Dhaliilay Hannaanka Shaqo Ee Maamulkaasi Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa aad u dhaliilay hannaanka shaqo ee maamulkaasi. Xildhibaankan oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in 80%…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Booliiska Luuq Ee Gedo Oo La Xiray Wararka laga helayo degmooyinka Luuq iyo Dolow waxay sheegayaan in shalay Ciidamada Amaanka degmada Dolow in ay xabsiga dhigeen Diyaad Cabdi Kaliil oo ahaa Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Luuq. Warar…