Natiijada Imtixaankii Mideysnaa Ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Ardayda Kaalmaha Hore Galay Sheeko:Dalka Imtixaankii mideysnaa ee wasaaradda waxbarashada DFS ee mudada dheer la sugaya ayaa Khamiistii shalay natiijadiisa la shaaciyay iyadoo la sheegay iney imtixaanka ku baaseen 16,000 oo kaliya. Wasiiru dowlaha wasaaradda… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Maanta Ee Golaha Wasiirada? Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Dagaal Maanta Ka Dhacay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal maanta ciidamo ka kala tirsan Booliiska iyo Milatariga ku dhexmaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cumar Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Oo La Diiday Suuqyada magaalada Gaalkacyo ayaa la soo sheegayaa in maanta mar kale la diiday lacagta shillinka Soomaaliga. Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa wax lagu kala iibsanayaa lacagta dollarka Maraykanka, iyadoo aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacatada Garoowe Oo Looga Digey Kala Sooca Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka dowladda hoose ee magaalada Garoowe ayaa ka digey in la kala saaro lacagta shilin Soomaaliga ah, kadib markii ganacsatada magaaladaasi ay maalmahan bilaabeen iney lacagta kala soocaan. Xoghayaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Kuma Qanacsanin Miisaaniyadda Ay Xukuumadda Inoo Qoondeysay Maamulka Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay dhaqaalaha ay u qoondeysay xukuumadda maamullada dalka ka jira qeybta kaga soo aaday. Wasiirka qorsheynta maamulkaasi Maxamed Cabdi Cabdullaahi ayaa wareysi kooban oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqato Iyo Beeraley Ku Dagaallamay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobokla Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad kala ah xoolo dhaqato iyo beeraley, kuwaasi oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada K/galbeed Oo Ka Shiray Ammaanka Golaha wasiirada maamulka K/galbeed oo kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa looga hadlay arrimo u badan amniga. Shirkan waxaa shir guddoominayey Maxamed Xasan Fiqi oo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud Dagaal u dhaxeeya malleeshiyaad kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa ka soconaya degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintey Seddex qof oo dhinacyada dagaallamaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Howlgal Ka Wada Buurhakaba, Baay Wararka ka imaanaya demada Buurhakaba ee gobolka Baay, maanta oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada maamulka K/galbeed. Howlgalkaan ayaa degmadaasi ka bilowday…