1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Manhajka Waxbarasho Ee Dalka Oo Ka Furmay Garowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka socda shir looga hadlayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo si rasmi ah maanta uga furmay magaaladaasi. Wasiirka waxbarashada Cabdiraxmaan xukuumadda Soomaaliya Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Guddoomiye Ku Xigeen Abshir Bukhaari Oo Tacsi Ka Direy Geerida Sheekh Shariif Cabdi Nuur Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa tacsi ka direy geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Shariif Sheekh Cabdi Nuur Shariif Xasan oo ku geeriyoodey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Sheekh Cabdi Nuur Oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikhdiisa Waxaa Magaalada Mekka ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Sheekh Sharif Cabdi Nuur Sharif Xasan, culimo uu ka mid yahay Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa Goobjoog News kala hadlay Taariikhda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay. Dagaalkan ayaa ku bilowday sida la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Barakacayaal Ka Saaraya Dhismaha Kaniisad Hore Oo Ku Taalla Degmada X/weyne Qoysas barakacayaal ah oo deganaa dhismaha Kaniisad hore oo Talyaaniga ku lahaa degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu maanta si awood ah halkaasi uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconayo shirka golaha amniga qaranka, kaasi oo looga hadlayo arrimo muhiim u ah amniga guud ee dalka. Shirkaan waxaa isku horfadhiya madaxda dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Rag Hubeysan Oo Weerar Ku Qaaday Wasaarada Gaashaandhiga Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ku qaadeen xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay jug culus oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada X/jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho, ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Wararku waxay sheegayaan in howlgalkaan lagu baarayey dhammaaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guriceel Iyo B/weyne Oo Dib u Bilaabay Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsatada ku dhaqan magaalooyinka Guriceel iyo B/weyne kana kala tirsan gobollada Hiiraaan iyo Galgaduud ayaa bilaabay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, taasi oo maalmihii ugu dambeeyay diidanaayeen iney wax ku iibsadaan.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ku Taliyey In Dowladdu Dhex Dhexaadiso Sacuudiga Iyo Qatar Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ku saxsaneyd go’aankii ay ka qaadatay xiisadda Khaliijka. Xildhibaanka oo wareysi siiyey…