Madaxweyne Cosoble: Hirshabelle Ayaa Dhiseysa Banaadir State Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo magaalada Nairobi kula hadlayey shacab Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Hirshabelle ayaa sheegay in maamulkooda ay dhisi doonaan maamulka Banadir State. Wuxuu sheegay Cosoble… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Wadahadal La Gasho Al-shabaab Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen howlaha guddiga iyo dib u heshiisiintii ay sameeyeen. Guddoomiyaha guddigan Ismaaciil Macalin Muuse ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle waxay ka wada hadleen arrimo ku aadan xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Hodon, Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda Muqdisho ayaa saakay waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Hodon. Howlgalkaan ayeey ciidanka si gaar ah waxay uga sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Boosaaso War kasoo baxay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay iney iyaga ka dambeeyeen qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Kooxda ayaa sheegtay in weerarkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Xalay Ka Dhacay Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ruux isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir (Magacyada) Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliy ayaa lagu magacaabay guddoomiyeyaal cusub oo degmooyinka gobolka Banaadir ah. Waxaa wareegtadan lagu magacaabay 15 guddoomiye, waxaa xilalkii laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Lambar 50: Waxaan Dilnay 4 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dagaal maanta ka dhacay deegaankaasi ay ku dileen 4 kamid ah dagaalyahannada Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaankaasi Cali nuur Axmed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaadda Dalka Oo Maanta La Furay Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho laga furay xafiiska diiwaangelinta xisbiyada siyaasadda ee dalka, kaasi oo lagu diiwaangelinayo xisbiyada dalka ka jira. Daah furka xafiiskan waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmaya Dhiggiisa Jabuuti Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka…