1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay Duleedka Gaalkacyo Oo La Kala Qaaday Waxgaradka gobolka Mudug ayaa sheegay iney ku guuleysteen iney kala qaadaan maleeshiyaad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo dhowaan ku dagaallamay duleedka magaalada Gaalkacyo. Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goorma Ayaa La Caleemasaarayaa Madaxweynaha Galmudug? Guddiga qabanqaabada xafladda caleema saarka madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa shaaciyey waqtiga la caleemasaari doono madaxweynaha. Maxamed Sheekh Axmed Maalin guddoomiye ku xigeeenka Labaad ee baarlamaanka maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa maanta wuxuu magaalada Garoowe kula kulmay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Wadaijr, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay maanta ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ka sameeyeen xaafadda Siligi Ameerikaanka, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ciidanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Gaari Khaat Siday Ku Gubay Gobolka Baay Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay gaari qaari siday Khaat ku gubeen meel ku dhow deegaanka Awdiinle ee gobolka Baay. Gaarigan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ganacsato Ahayd Oo Lagu Dilay Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in nin hubeysan uu dilay Haweeney ganacsato ahayd, taa oo lagu magacaabayey Warsan Faarax. Dilkaan ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gaalkacyo Oo Baaq u Diray Beello Isku Haya Bariga Gobolka Mudug Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ugu baaqay beello isku haya bariga gobolkaasi, waxaana dhinacyadaasi kula dardaarmeyn iney ka shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida. Sheekh Jaamac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Garbahaarey Oo Gurmad Dalbaday Dadka ku naafoobay colaadaha iyo cudurro dalka ka jira ee ku sugan degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya macluul iyo gaajo daran oo haysata. Naafadan oo isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Kahor Yimid In La Kordhiyo Tirada Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa arrin sharci daro ku tilmaamay dalab kaga yimid madaxweynaha maamulkaasi oo ku aadan kordhinta tirada xildhibaannada. Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa dhowaan u gudbiyay warqad qoraal ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geyneysa Magaalada Mandhera Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dhowaan ay ciidamo dheeraad ah geyn doonto magaalada Mandhera ee gobolka NFD, halkaasi oo ay sheegeen iney kusoo bateen falal ka dhan ah amniga. Madaxweyne…