1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo La Kulmay Madaxda Dalalka Islaamka Qaarkood Madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulamo la qaatay qaar kamid ah madaxda islaamka iyo Maraykanka ,kaas looga hadlay sidii wadamada islaamka ay ugu midoobi lahaayeen la dagaalanka daacish iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Xaafado Ka Tirsan Muqdisho Ciidamad dowldda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay howlgallo baaritaan ah ka wadaan xaafado ka tirsan magaalad Muqdisho. Howlgalladan ayaa si gaar ah waxay uga socdaa inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Iran Ku Eedeeyay Inay Ma’suul Ka Tahay Xasilooni Darada Ka Jirta Bariga Dhexe Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dowladda Iran inay mas’uul ka tahay deganaansho la’aanta ka jirta bariga dhexe isagoo sheegay in madaxweynaha Siiriya Bishaar Al-asad uu galay dambiyo dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hobyo Oo Ka Warbixyey Shactar Ku Degay Xeebaha Mudug Shactar ka baxay Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Hobyo ayaa ku degay meel aan ka fogeyn xeebaha degmadaasi ee gobolka Mudug, kaasi oo waday qalab kala duwan. Maxamuud Maxamed Cawaale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Kasoo Laabatay Xeryaha Dhadhaab Oo Soo Gaaray Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa maanta soo gaaray qoysas Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab, kuwaasi oo dalkooda kusoo guryo noqday. Qoysaskani oo gaarey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Ciidanka Puntland Mushaar, Gunno Iyo Raashiin Bay Qaataan” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay warar soo baxayay maalmihii ugu dambeysay, kuwaa oo sheegayey in ciidanka maamulkaasi aanay muddo wax mushaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr Oo Ku Sugan Magaalada Hargeysa Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa maalintii shalay ahayd safar aan la shaacin ku tagay madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr. Galeyr ayaa la dejiyey mid kamid ah Hoteellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Duleedka B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeysa Labo beel oo halkaasi wada deggan. Deegaanka Baar ee duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ku Xirneyd Xabsiga Dhexe Oo Geeriyootey Deeqo Diraac oo ku xirneyd xabsiga dhexe ee dalka kuna xukunneyd 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow ay ku geeriyootey Isbitaal ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Oo Kormeeray Xarumo Lagu Qaadayey Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeeray xarumo lagu qaadayey Imtixaanka mideysan ee Dusgiyada sare, magaalada Muqdisho. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha warbixin ku aadan imtixaankan ka dhageystay wasiirka…