2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Sudan Oo Ka Baaqday Shir Madaxeedka Riyadh Madaxweynaha Sudan Cumar Al-bashiir ayaa sheegay in uusan ka qeyb geli doonin shir madaxeedka wadamada Islaamka kaasi oo maanta ka furmaya magaalada Riyadh ee caasimadda waddanka Sacuudiga. Shirkaani ayaa waxaa lagu casuumay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Qof Oo Lagu Dilay Liibiya Ugu yaraan 60 askari ayaa ku dhimatay iska horimaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda Liibiya oo uu caalamka aqoonsanyahay iyo maleyshiyaad aan ka tirsaneyn ciidamada dowladda, weerarkaan ayaa waxa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wareysi: Xildhibaan Xuseen Carab Ciise Goobjoog ayaa wareysi dhinacyo badan taabana waxay la yeelatay guddoomiyaha guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise. Wuxuu ka hadli doonaa xildhibaanka qorshaha diyaarinta ciidamada qaran iyo arrimo kale oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Arrimo Dhowr Ah, Amniga Ayaa Kamid Ah Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo: Cunoqateynta Hubka Ee Laga Qaado Soomaaliya Waxay Keeni Doontaa Dhibaato Hor Leh Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta jeediyey Khudbad ku aadan 18-ka May oo ah maalin uu maamulkaasi u asteeyay iney ka go’een Soomaaliya inteeda kale ayaa ku baaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada Oo Shir Kaga Qeybgalaya Nairobi Wasiirada Arrimha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kormeeray xaruumaha dowladda Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Fulisay Xukun Dil Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Khamiis ah waxay xukun dil ah ku fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ku eedeysnaa inuu ka dambeeyay qarax 26-kii November ka dhacay suuqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Maxkamad Xukuntay Dad Lala Xiriirnayo Al-shabaab Maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa xukun ku riddey 23 ruux oo lagu eedeeyay iney xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab. Dadkaan ayaa la sheegay iney doonayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxay xukun dil ah ku fulisay C/qaadir Cabdi Xasan, kaasi oo ku eedeysnaa inuu waday gaarigii 27, November 2016 ku qarxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Amray In Laga Guuro Xaruntii Tiyaatarka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku amray in muddo Shan cisho ah ay uga guuraan dadka deggan xaruntii Tiyaatarka qaranka ee magaalada B/weyne. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay…