1 daqiiqo Sheeko:Dalka 23-kun Arday Oo Maanta u Fariistay Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiga Sare Waxaa maanta si rasmi ah imtixaanka dugsiyada sare ee shahaadiga u fariistay 23-kun arday oo ku kala nool Goballada dalka. Magaalooyinka Muqdisho, Afgooye, Baaydhabo, Jowhar, Garoowe, Kismaayo , Gaalkacyo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Trump Oo Lagu Soo Dhoweeyay Riyadh Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray magaalada Riyaadh ee caasimadda waddanka Sacuudiga , waana safarkiisii ugu horreeyay uu dibadda ugu ambabaxo tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Mareykanka bishii Janaayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Lagu Amray Iney Adkeeyaan Ammaanka Maamulka K/galbeed ayaa ku amray ciidamada ammaanka iney xoojiyaan amniga guud ee deegaannada maamulkaasi, gaar ahaan xarumaha lagu qaadayo Imitixaanka mideysan ee Dugsiyada sare. Sii haya xilka wasiirka amniga maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Ruuxaani Oo Ku Guuleystay Doorashada Iran Madaxweynihii hore ee Iran Xasan Ruuxaani ayaa mar Labaad ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay dalkaasi. Wasiirka arrimaha gudaha ee Iran Cabdi Ridaa ayaa sheegay in Xasan Ruuxaani uu ku guuleystay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Guddoomiye Jawaari Iyo Wasiir Xoosh Oo Nairobi Kula Kulmay Beesha Caalamka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa magaalada Nairobi kula kulmay saaxiibada Beesha Caalamka ee dowladda Soomaaliya caawiya, waxaana kulanka ka soo qaybgalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Qoysas Bilaabay Tabcashada Beeraha Dad gaaraya 1, 250 (Kun, Labo Boqol iyo Kontan) Qoys oo Beeraley ahaa kana barakacay abaarahii ku dhuftay degmada Baardheere ee gobolka Ged, ayaa xilligaan waxay bilaabeen Tabcashada beerahooda. Qoysaskan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Leego, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha degaankaasi Abukar C/laahi Isaaq oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Labo Beel Oo Laga Soo Sheegayo Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Maleeshiyo beeleed ku sugan gobolkaasi. Xiisaddani dagaal ayaa ka taagan degaanka Ballibusle oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay Ineysan Qaadeyn Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxvarashada ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo aaney ka dhici doonin imtixaanka Mideysan ee dugsiyada sare. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Abshir Cabdi Shiiqow ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Dalka Ka Bilaabanaya Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in dalka uu ka bilowdo imtixaanka midaysan ee dugsiyasada sare, kaas oo ka qabsoomaya dhamaan dowlad goboleedyada dalka, marka laga reebo Somaliland iyo…