Shir Lagu Heshiisiinayo Beello Dagaallamay Oo Maanta Ka Furmaya Laascaanood, Sool Sheeko:Dalka Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Laascaanood ee gobolka Sool uu ka furmo shir nabadeed oo lagu heshiisiinayo beello walaalo ah oo ku dagaallamay gobolkaasi. Saddexdii maalin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir Oo Baaq u Diray Dhallinyarada Soomaaliyeed Xisbiga Daljir ayaa dhalinyarada Soomalaiyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dlakooda. Xasan Xaaji Ibraahim, Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee xisbigaasi ayaa sheegay in dhallinyarada looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Shaqo Abuur U Sameynaya Dhallinyarada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan guud ahaan dhallinyarada ku dhaqan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada, Cayaaraha iyo dhaqancelinta ee Hirshabelle C/qani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Nabadoon Musuq Iyo Cadaalad Darro Ku Eedeeyay Xeer Ilaalinta Qaranka Boqor Maxamed Jaamac oo ah hoggaanka odayaasha dhaqanka ee gobollada waqooyi oo la soo xiriiray Goobjoog News, ayaa sheegay in xeer ilaalinta qaranka ay hor istaagtay dacwad ay u gudbiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Deyriyey Xaaladda Barakacayaal Ku Sugan Gaalkacyo Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa aad ka deyriyay nolosha qoysaskii ku xoolo beelay abaaraha dalka ku dhuftay. Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka tirsan waxgaradka Gobolka Mudug kuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galgaduud Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamay Gobolkaasi Maamulka gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay beello dhowaan ku dagaallamay deegaanka Labi Caanood iney si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalka. Guddoomiyaha gobolkaasi Maxamed Cali Cilmi oo la hadlay Goobjoog…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradaha Dastuurka Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmay Muqdisho Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay Muqdisho, shirkan ayaa waxaa looga hadli doonaa Geedi-socodka dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Cashara “Amni Ma Sugi Karo Askari Aan Baran Sharciga” Xildhibaan hore Cawad Axmed Cashara ayaa sheegay in amni darada dalka ka jirta ay qeyb ka tahay qaabka loo maro qorista ciidanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Mr. Cawad oo u warammay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Wasiir Sheegay In Ciidamada Itoobiya Dileen 15 Ruux Oo Shacab Ah Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee maamulka Hirshabelle C/laahi Cadow ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay dad shacab h ku dileen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, isagoo tilmaamay in ka…