Galgaduud: Qoysas Gurmad Dalbaday, Abaarta Darteed Sheeko:Dalka Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ay hayso, kadib markii ay ka dartay abaarta ka jirta gobolkaasi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Soomaalidii Lagu Laayay Badda Yemen Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen, Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa Oo Xukuumadihii Dalka Soo Maray Ku Dhaliilay La Xisaabtan La’aan Xilidhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah mudane ka tirsan baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay duqeyn ay diyaaradaha Isbahaysiga uuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim: Magadhow Halaga Qaado Diyaaradihii Dadka Soomaaliyeed Ku Duqeeyey Yemen Aqoonyahan Maxamed Caalim oo ka faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in laga rabo dowladaha fuliyey weerarkii dhowaan lagu diley muwaadiniin Soomaaliyeed, kaasi oo ka dhacay biyaha Yemen iney bixiyaan magdhow,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowladda Oo La Kulmay Guddoomiyaha Midowga Afrika Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay guddoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki, oo maanta yimid magaalada Muqdisho. Waxyaabaha ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Midowga Africa Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha ururka Midowga Africa, Moussa Faki. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa guddoomiyaha iyo wafdigiisa kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aanta Deegaanka Leego Ee Sh/hoose Oo Ka Dartay Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney ka dartay biyo la’aanta baahsan ee ka jirta deegaankaasi iyo sidoo kale deegaannada ku dhow. Guddoomiyaha deegaankaasi Abukar C/laahi Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleysia Oo Ciidamo Usoo Direysa Soomaaliya Wasaaraddaa difaaca Maleysia ayaa sheegtay in ciidamo ka shaqeeya dhinaca gargaarka iyo agabkooda ay qorsheenayaan iney usoo diraan Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddaasi Hishammuddin ayaa sheegay in ciidankaan uu kasoo amba baxayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ka Warbixiyey Qorshaha Doorashada Madaxweynaha Xildhibaan Garaad Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, waxa uu sheegay in ay socdaan dedaallo badan oo lagu doonayo in lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Diley Degmada Afgooye Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ku dileen mid kamid ah ganacsatada degmadaasi. Ganacsadahan oo magaciisa lagu sheegay Haabiil Abuur…